@jiho.cusub: Anigoo ooyaya ayaan hibo nuura wacay'' Alle ha u cafiyo wiilka safiya tusmo

JIHO CUSUB
JIHO CUSUB
Open In TikTok:
Region: SO
Friday 06 November 2026 15:59:59 GMT
132945
8317
519
1661

Music

Download

Comments

nimco.taaji
han libaax :
mudo 18 sano ma hadlo wuna dhacaa suuxdin meel aanan marinin ma jirto ilhay hano cafiyo😭
2026-11-06 18:50:58
87
bilicsan522
🥰🥰 :
Aad baan u ooyay maanta, balse xanuunka waxa dareemi karta hooyo haysata ilmo qaba baahi gaar ah. Allow carruurta noo caafi, Ya Rabbi. Aamiin,
2026-11-06 18:43:23
43
fathia.ibrahim15
Fathia :
ax walahi waan ooyay waayo anibaga wiilkaas oo kale baan haysa Alle hano caafiyo
2026-11-06 18:22:09
10
naruuraaaay
Nasteho❤️ :
Allow cafimad agtada yala umadan wayin [Crying][Crying][Crying]
2026-11-07 09:46:20
0
golden_boy83
dulqad badan :
illahay ilmaha yar cafimad taama ha siiyo
2026-11-06 17:38:33
10
zihaam110
Zihaam🦅 :
Hooyo kasto haysata ilamo xanunsan Allah uu cafiyo Amiin yarabiy🥹
2026-11-06 17:57:56
47
fadumaaa5
Faduma :
as autism mum, tusmooy huuno I got very emotional 😢. Allah ayaan caafimaad uga baryayaa Daljir iyo wiilkeeyga oo layiraa Deyr. iyo kuli carruurteena with the autism. hadal hiba nuura kugu tirina waa sax, inamadeenu waa ehelu janno.
2026-11-06 23:36:25
9
wacan3232
Isma❤️ :
Allow u caafi iyada iyo inta ilmaha xanusan allow caafi yaa rabbi
2026-11-06 17:28:55
9
ninaboslady
Nina🦋 :
Autism mama’s🫂
2026-11-06 22:16:06
11
asliasliyo3
Mss Dollar 💵 :
Ilahow hooyo oo dhan u naxariiso inta ubad baahiya gaara qaba haystana u gargaar yaa rab
2026-11-06 19:05:27
23
raindrop.nuur
Raindrop_nuur 🌧️💧🫧 :
This is beautiful 🤩
2026-11-07 07:53:48
0
ceblacadar12
C A D A R 🩵 :
Ilahow i cafi wiilkayga an jacelahay kunciil wan ilmeyay. Ax 🥺❤️
2026-11-06 18:15:45
9
arawelo900
dhamays tiran :
hooyo uunbaa kaadalayne 🥺
2026-11-06 19:14:54
7
haniita187
ŵààñ ìş fàħàñàý😂 :
Aniga buu dareemi kaara haalka Qalbiga xitaa wuu iga dhawacay
2026-11-06 17:29:10
34
najnaj668
Naj :
@[Heartwarming]
2026-11-07 03:07:39
0
xanuuni
Hoo baruuud💣 :
Autisme mamma 🫂🥹
2026-11-06 20:38:51
6
wardasagal123
Warda Sagal 👸🫅😘 :
Allaha wakhtiyada rog rogow cafimaad usii Safia tusmo inankeda allahyow maad waayin awood aad cafimad kusiise waa adoontadiiye ka qafiifi culayska. Allahyow adiga mahane ma jiro allah kale oon wax waydiisnaye awoodada kuu gaarka ah iyo deeqsinmadada kusii caafimaad. Allahyow way qaadatay oo wah aqbashay amarkaagiiye adoontada adoonka ad ka beeraty rabiyow cafimad usii xataa hadan hore loo arag qof ka bogsaday allahyow adigu maad odhane mar walba waxaan kaa filnaa wanag iyo naxrise allahyow ducadyda naga ajiib oo na caawi
2026-11-06 18:50:20
62
samroo08
Saam🥹❤️❤️ :
ilaahayaw ucaafi hooyo kasta oo kurbaysan
2026-11-06 19:17:10
21
mustafeshifo
mustafe.shifo :
halkaa ka Soo daawo barnaamijka oo dhammaysa
2026-11-06 16:40:09
14
fardusfilsan1
Dhaylo jecel🤓 :
Allahayow u caafi wiilkeda iyadana samirkeda halu qadin🥰
2026-11-06 17:38:54
5
lakiyey7
laki :
hooyo walbo ilma xnuunsan haysata allhaushaafiyo
2026-11-07 06:40:16
0
bintishaaq22
bintishaaq22 :
what happened to her son?
2026-11-06 19:10:27
0
ilhanita0
Ilham ilham :
😭Ilaahaw hooyoyinka awlaadu ka xanuunsanayaan ucaafi
2026-11-06 22:52:07
2
dheelitiran221
🥀Dheelitira💋🦋 :
Waa gabayga aduunka oogu jeclahay rabi haa no caafiyo😭😭
2026-11-07 02:44:20
2
ifkanolosha152
Ifka Nolosha675 :
2026-11-07 01:12:59
1
To see more videos from user @jiho.cusub, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About