@sakariye.qase78: Hambalyo Hambalyo Sheekh Cumar Sh. Abdirisaq iyo Marwadiisa Raxmo Jaamac faarax oo Arooskoodu kadhacay Degsiimada Ceel-gardi ee Degmada Xarfo.#creatorsearchinsights #viral #sakiqase

sakariye qase
sakariye qase
Open In TikTok:
Region: SO
Friday 06 November 2026 16:02:00 GMT
144245
9107
529
5736

Music

Download

Comments

arfon.0
AICHA 💥🎀 :
ayeydeyy sanee rabta inu aroskayygu udhaco 😁😂😳
2026-11-06 18:39:31
302
queennada61
Princess🦋♥️ :
aroos miyaa siyaaro miyaa kaly adi lee sheeg😭
2026-11-06 18:55:27
93
inamahad118
Urr_Saam💕👸🏻✨️ :
sh timaham oo kale leh raba😭🤣
2026-11-06 16:26:01
24
drsshamismohamud0
Shamis💕 :
Gorma igu danbaysey howlahn ♥️😂😂😂
2026-11-06 18:33:27
9
ansal756
ANzal33yyyyyy😋😍 :
malxiiska igu salaama😂
2026-11-06 17:27:04
13
xasancabdlla
METICAIS 77 :
TIMA WAYNTI ILEY WA AROOSTA
2026-11-06 17:56:10
11
faraxsanahmed
faraxsan😁❤🦋 :
Awliyada duusha arooskooda
2026-11-06 20:09:39
8
3131.115
........... :
Arooos owLiYo😂
2026-11-06 19:31:45
3
quengacalo1
flawer🌹 :
tima wayn nin ka guurso baahi darted dhigu hakaa yaraado[Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy]ama aniga iso amaaan
2026-11-06 21:42:18
0
cuddoon3
Cuddoon ahmed ❤️‍🩹 :
Degmada ii sheega waa gobolkee
2026-11-06 17:48:58
4
enna.mohamutttt
A̶d̶n̶O̶_🇬🇧 :
Hambalyo SH. Cumar [Heart gesture][Twin hearts]
2026-11-06 21:31:27
0
amirmohamet0
Amir Mohamet 🤴 :
Manshallah
2026-11-06 21:56:44
0
howd.danood
༆نسليهان🐎🇦🇨 :
maxay akhiirinayan abdirahman le ka fahmay😳😂
2026-11-06 20:39:45
0
agarsn
Agarsn👱🏾‍♀️ :
Ala arooska see waey [Tears of joy]
2026-11-06 21:19:02
0
maango26
ROMAN 🇮🇱🇸🇴 :
Waa qoloma dadka nuurku kabaxyo 🥰🥰🙏
2026-11-06 21:37:43
2
beningoj93
Major__GENERAL💀🇩🇯 :
saacan maxaa isoo jeediyay
2026-11-06 23:44:33
0
omaar2634
𖤍𝐎 𝐌 𝐀 𝐑🎭 :
rer comnti riyadooda balse ma helikaran😂😂
2026-11-06 20:28:01
0
caashomaxamed396
ayeeyo koris🥰 :
hooyaday iyo aabahay aroos koodi baa igu sok dhacay saan camal aa loo dhigey😂😂
2026-11-06 21:27:32
0
mssjano2
queen of puntland :
ano suni ah baa yaban
2026-11-06 18:12:33
0
khadarshiiqaadan0
mss qalanjo :
sheekh timo wayn ah bn rabaa🥺
2026-11-06 18:32:57
1
moha.kalli
moha kalli :
Aroos tima wayn waa intaa noolaa kow masha allah
2026-11-07 00:07:19
1
bidhi163
kariima dagan :
raga tima waynta waan ka baqa
2026-11-06 19:23:05
1
najmanalka307
Najma :
congratulations Congratulations
2026-11-06 19:16:46
1
khayrudiin123
busteeye :
hambalyo hambalyo
2026-11-06 19:00:11
1
najax.nuur41
najax nuur :
inta aroosyadan xalwada udoonanjiray ee dadka gabadha lasocda kudhexdhuumanjiray majoogtiin[Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy]
2026-11-06 19:49:22
0
To see more videos from user @sakariye.qase78, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About