@jama.dafac: #marketing #Sales #somalitiktok #training

Jama Dafac
Jama Dafac
Open In TikTok:
Region: SO
Friday 06 November 2026 16:03:42 GMT
26299
3686
40
426

Music

Download

Comments

uniquee988
B I L A N 🦋 :
Jama dafac iyo guuleed dafac ma walala?
2026-11-06 16:54:55
23
haji_hamze27
Hamza Dol🦁 :
Wa yara wacneyd Inad Shan vedio ka soo sameyso si ay audience kaga xiiso ugu sameyso hadba new clip ka aad soo wado
2026-11-06 17:27:54
5
ahmeddahir958
Ahmed Gadhka 664 :
mahadsanid wllo
2026-11-06 23:21:56
0
ifrah.design.hous
ifrah :
mahdsanid wll waxn arday business administration ah mrka ad ayn u daneya marketing and sales ka
2026-11-06 18:43:00
7
abdikhadar23
Xildhibaan Abdi Khadar :
soo badi aqoonyahan marketing of university u baahanahay .
2026-11-06 19:47:23
5
habiibi_jamiil
Ahmed_iid :
muddo dhan 1:46 ayay kugu qaadatay inaad so bandhigto mawduuca aad ka hadlayso markas ayaad donaysaa inaad casharo marketing ah kaa qadano ustaad miyaa ?
2026-11-06 21:41:59
0
awaleh252
Awale :
Noo soo badi wll
2026-11-06 17:29:34
4
dlc1238
Hoodo abiib💚👩🏻‍💻 :
Thank you so much taloyinkan oo kale lacagba lagu iibsada allh haku barakeeyo wixii danbe wan kula socon ani caawa igu horaysa
2026-11-06 18:13:24
3
dj_fadka
The ina sead :
Mahadsanid ustaad waxbadan baan kaa faa’iday, waxyaaba ganacsiga ku saabsana nooso badi.
2026-11-06 17:32:57
0
_tiredheartbeats0
PeacefulAura❤️ :
Mahadsanid wakhti aan u baahna bu igaso hor baxay noted✅❤️
2026-11-06 16:48:03
2
amarre27
Amarre :
Mahadsanid walaal, waad noo faa'idaysay, waan Qodobaystay. 👏
2026-11-06 20:44:46
0
ibrahim.iid.hagarlaawe2
𝙷𝚊𝚐𝚊𝚛𝚕𝚊𝚊𝚠𝚎38 :
masuul sare
2026-11-06 16:46:30
1
najuuumeey
~Najuu🥹💞 :
Mahadsanid ustaad❤️❤️
2026-11-06 20:23:50
0
yuusufxariir
Eng yuusuf xarir :
You thank
2026-11-06 19:13:57
0
udugsanosman
Ugbaad Othmaan :
Very interested walaal
2026-11-06 19:47:15
0
abuxaashi22
VEGAS🪙 :
good lesson 👏
2026-11-06 19:29:21
0
user4319425849548
Alia abdoo :
noo soo badi
2026-11-06 20:07:07
0
ibrahim.iid.hagarlaawe2
𝙷𝚊𝚐𝚊𝚛𝚕𝚊𝚊𝚠𝚎38 :
maasha allah
2026-11-06 16:46:10
0
1.2.3.4.5e07
𝒜𝒹𝓃𝒶🌸 :
Mahadsanid wll no so Badi I.a
2026-11-06 17:49:01
0
thcadd00
ENaalli :
Mahadsanid coach,nosoo kordhi waliba ganacsigaaga lacagtii aad galisay/ku furtay inta la rabo inay kaga soo baxdo kasoo hadal.
2026-11-06 17:46:36
0
farsamoinfo
Cabdirisaaq :
Mahadsanid ustaad Alle haku xafido
2026-11-06 19:10:10
0
cabdixafid2026
c/xafid :
ader jamac nosoo badi casharadan oo kale
2026-11-06 18:45:43
0
24pretty4
🌸ن🌸 :
no so badi wll thanks
2026-11-06 17:52:31
0
nairobiboy17
nairobiboy17 :
Mahadsanid
2026-11-06 23:37:03
0
yazinelectronics1
Yazin General Electronics :
Seminar ma qabataa wl?.
2026-11-06 17:04:31
0
To see more videos from user @jama.dafac, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About