@zeinabburale6: Dhuumo 2 Bilood, Waxaad Noqon Doontaa Qof Kale. Naftaada waqti sii, is dhis, horumar samee, kadibna soo laabo adigoo ka duwan qofkii hore. #foryoupage #contentcreator #somalitiktok #viralvideo #muqdisho
Zeinab Burale
Region: CA
Friday 06 November 2026 16:04:17 GMT
Music
Download
Comments
GUHAAD :
Motivation intaa arkye dhuumo ma ii dhineed
2026-11-06 20:18:23
96
XaReed abdi❄️ :
what means dhuumo 😂
2026-11-06 21:09:22
0
najax.queen :
20 sano ka hor ayaan dhuuntay anigoo 16 jir ah cid og maleh waxaan ku noolahay cid og malaha nolosheeyda qaaskaa qooys ayaan yeeshay ilmo ayaan dhalay alxmdullah waana korsaday wadankina kuma laaban waana barwaaqeeysanahay alxmdullah
2026-11-07 04:11:09
2
13.00.32 :
Waxaas wa stress nio 😂
2026-11-06 18:56:31
37
᭄🅜🅐🅗🅐🅓᭄ :
igu haleey waan isqarinaya bye🤐
2026-11-06 17:23:44
16
️Fardowsa ragge✨️ :
😂oo yaa no shaqeynayo hadan dhuumano
2026-11-06 19:05:25
10
✨️ :
wayahe xagen ku dhunta😭😂
2026-11-06 19:14:06
3
apdull⚡️ :
wan dhuuman kara lkn sedi iskunbadal[Crying][Tears of joy]
2026-11-06 21:28:15
0
Basra musty🖤✨🔥 :
YouTube maledhay
2026-11-06 21:13:21
1
𝐌𝐀𝐒𝐂𝐔𝐔𝐃🎖️ :
Madaynpa laygu leeyhy maxan udhuumanaya
2026-11-06 21:10:27
3
🤍 :
waan dhuuntay😂😭
2026-11-06 18:44:51
9
𝗙𝗜𝗜𝗤𝗦𝗔𝗗𝗘 :
Thnks wllshey 🤝
2026-11-06 21:27:08
0
ANSalatiina 💚🥬🥦 :
dadka ayago I arkayaan wax hormar ma sameesan karo miyaa😅😭
2026-11-06 18:49:11
1
Tajuden :
mahadsanid wll youtube maad leedahay
2026-11-06 19:04:57
1
Miss Faido✨️🫠 :
6 month dhuman raba
2026-11-06 20:46:03
0
🪽🩵. :
Hye byeeee 😭😭😭😭😭😭😂
2026-11-06 18:59:52
1
Zalx 🦋💐🌘🔥🌊 :
1sano kaligay ahaa mobile mahaysan dad mahaysan kaligay ahaa waxa iska kay badalay waa inan noqday qof kali socoda 🥲
2026-11-06 20:13:11
0
RIA👸🏼❤️ :
Inte ku doonta [Tears of joy]
2026-11-06 19:07:41
2
Cabdi qaadir📚✅️ :
2026-11-06 19:16:42
1
Barre-Reality :
Waxaad uqalantaaaa inaad million dhallinyaro somaliyed ah inaad u noqoto Qofka ay daawadan Guuleyso walshey
2026-11-07 03:36:37
1
Sophie :
2bilood, eedo Wad kado darsty Walaan udhumaneen 😭
2026-11-06 20:20:07
0
🎀Yasira🎀 :
Waligayban dhuman jiray aniga manta iguma horaysobaa
2026-11-06 20:29:25
2
☪️⚽🇸🇴 :
horta waa sax lkn
aniga waxaan jeclahay inaa wareego aa tago meelaha banaan si buuraha ama wabiga maraan inaa iska fadhiisto 🥰
guri ga inaa wax xun sameeyo ka baqaayaa 😥
2026-11-06 19:56:18
0
userrrxxxxx. :
streass ma rpoh😂😭
2026-11-07 04:20:18
1
To see more videos from user @zeinabburale6, please go to the Tikwm
homepage.