@.0.0.2.13: soqor💔😭 . . . #fybシ #fybシviral #foryourpage #viral #writer

𝐉͢𝗔⃪𝗠⃪𝗘⃪𝗦⃪🦇❤️
𝐉͢𝗔⃪𝗠⃪𝗘⃪𝗦⃪🦇❤️
Open In TikTok:
Region: SO
Friday 06 November 2026 16:22:17 GMT
8231
1532
173
322

Music

Download

Comments

0.0.7.3.77
𝐗͢𝗶⃪𝗦𝐎⃯⃖𝗢𝗟⃪E͢Yy🖇 :
waa agoonti aa faaidada laheen😭😭
2026-11-07 03:38:43
25
amiiradayar18
꧁ᥫ᭡ 𝐈𝐧𝐝𝐡𝐨𝐳𝐳🇰🇷🇨🇳 :
hadaa dhaho waa hadlaa ani lee dalaa amusnanta ii quruxbadan😭💔
2026-11-07 17:33:17
7
mugdi23
it's_me_Romeo💔 :
jcylkan kuqabe wudhamade[Broken heart]😭
2026-11-07 19:29:27
0
maraam562
🥀silent tears🥀 :
adigoo San ufolxun her magareysid😔
2026-11-07 14:33:28
5
its_me_updyqani1
ᒪᙓᗩᗪᙓᖇ🖤 :
Wax Walbo Aamusnante ku qurxan yihin put Waalidinta qaar hadaladoda iney xad uyeelan aade ufican thy coz caruur aan waxbo ilaawina jiro😍💔🖐
2026-11-06 21:10:38
13
01.0.0.0.0.3
مورغان🤴🇸🇦꧂ :
Mar ka Ar koo walalo is La Shcod wax so xasus taa walasey kali aan hesto igu so duceya walasey wax joog ta Libiya 🙏😭
2026-11-06 19:41:15
15
adoontialle167
𝑼𝒌𝒉𝒕𝒊𝒊 ♡ || أُخْتِي :
Waxn raaba qof aan wax walbo usheegto qofkas oo aan wax yar cabsi xataa aan ka qabin xagiisa oo aan ugu kalso nahay sixad dhaaf ah lkn hal maalin xataa ma helin qof ifahmo 🥺😓💔
2026-11-07 09:08:52
4
huda.aadan8
gabadhii murugta bdnyd😔💔 :
nolosha dhan markay igu adkato wn iska ooya san nafisad yar uga helo wyo qofna ima dhawa xita hooyaday😔💔😭
2026-11-06 22:34:10
10
adontialle89
اميرة🥷🏻🤎 :
gabar aya thy waxyalha qaar nh maqaban krtide mel joog weliganh her mgareysid 😭😭
2026-11-07 03:48:12
4
teesiir1
⋆Dʜᴀɢᴏᴏsʜᴀ‧˚ʚ♡ɞ ❣🦕 :
Naya manta Abahee Ima Noyo Adi Aa Baha Ma Imana Iyagoo Og inuu Abahey dhinte 2017😥🥀
2026-11-07 16:43:46
1
elyaana.bby
🦢❣️ إِلِيسَا /Ellịsa :
wa gawar xun nin walbana wo hili kara😭😭
2026-11-06 17:56:12
5
hhappyusaad1
~ :
waxa tahay dilay an arxan laheen 💔😭
2026-11-07 17:35:10
0
youngsinglemom3
👑NAIMA COSMETIC 🛍👜😍 ✨️ :
ciyaalka ma korin kartid waad yarte ha silcine sii reerkod but alx waxay ilaaben inaan ilaah ijecel haysto oo nalsha no qurxiyay aniga iyo ciyaalkiba yaa rabi waad mhdsanthy
2026-11-07 02:58:08
4
guyo.45
𝕞𝕒𝕜𝕒𝕟𝕚𝕜 𝕪𝕒𝕣𝕖 🪛🛠🪛 :
Ugu dambayntii jacaylkii quruxda badnaa wuu baa'bay... Macasalaama."😭💔 Mararka qaar noloshu waxay ku qasbeysaa laba qof oo si dhab ah isu jeclaa inay kala tagaan, iyagoo aan nacayb isu qabin, aan khiyaano jirin, balse ay duruufuhu ka xoog bataan jacaylkoodii. Waxaa xanuun badan marka qofkii qalbigaaga deganaa uu noqdo xusuus keliya, codkiisii uu noqdo maqnaansho, halka fariimihii maalin walba ku farxin jiray ay noqdaan wax aad dib u akhrido adigoo ilmaynaya. Waxaan wadaagnay waqtiyo aan marnaba maskaxdayda ka bixi doonin, qosol, riyooyin, iyo ballamo aan rajaynaynay inay rumoobaan. Laakiin maanta dhammaan waxay noqdeen xusuuso qalbigayga ku kaydsan. Ma aha inaan illaaway, mana aha inaan joojiyay qaddarinta qofkaas, balse waxaan aqbalay in mararka qaar jacaylku keliya aanu ku filnayn in laba qof ay wada joogaan. Qalbigaygu weli wuxuu xambaarsan yahay raadkii qofkii aan jeclaa, waxaana jiri doona maalmo aan si kedis ah u xasuusan doono magaciisa, hadalladiisii, iyo waqtiyadii quruxda badnaa ee aan wadaagnay. Laakiin noloshu way socotaa, qof walbana jidkiisa ayuu qaadayaa. Haddii ay tani tahay dhammaadkii sheekadeennii, waxaan kuu rajaynayaa farxad, guul, iyo nolol ka wanaagsan tii aan wada qorshaynay. Adigoo meel kasta jooga, ogow in qof qalbigiisa qayb ka mid ah aad waligaa ku reebi doonto. Ugu dambayntii, jacaylkii quruxda badnaa wuu baa'bay... Laakiin xusuustiisii weligeed ma dhiman doonto jaw apay0 hormar mar kaf raabto gaadh❤️‍🩹🔥🙏🥹😭 plese isoo noqoo dunidamasano
2026-11-07 19:14:26
0
luizdiaz____36
LUCHO10🦅🐐🔥 :
Aniga hooyadey way noshahay lkn adi hooyada ma noola 😭💔
2026-11-06 20:06:58
2
0.0.0509
🌹flower🥹 :
noloshu waa wada daal io murug hadala badan jira oon ka ilmeeyo wlhi qof walibana alle haw qalbi qaboojiyo🤲🏻😭💔
2026-11-07 19:43:43
2
hubal67
Elina💕🫶 :
ma hdli karo sabto ah waxn ogahy hdan hdlo ina iska ilmaeynayo mana rabo ina ooyo sabto ah ani ma ahi dadka ay udhameystidan thy lixdooda lixad Alx sas thy illahey umada celina hdan ooyo waxn ogahay aniga lee ina xanuunsanyo oo indhaha ixanuunyan marna rabo aniga oo da yar ina indhaha beelo marbo dadka khaar ina hoos fadhiisto ee wx ay raban iga sameystan ina aniga iska firkiro wax iga fican malahan 🥺🥺 🥺😭😢💔
2026-11-07 19:16:43
2
yataqanaaaaa
.....? :
hadan qalinka qabto qoralkeyga Andaman uyi qalinkadhamanayaa waxanun an ilahada lanolahay
2026-11-06 20:51:15
2
1.12.122
Mumtie💕 :
tani igudhacdy waa mid aan qoraal ku dhameenaynee yaa diyaar ah oo aan usheega 😳
2026-11-06 20:43:17
1
curada09
Rayzain 💥 :
kuma dhalin😭😭😭
2026-11-07 08:17:13
1
ismaahan29
Mitsuri :
hadal xun mahaye hadal dee ka hadal aan la heyn de ban so qoro dhono next video ga xiga de ban so qori dono hadey qoraalka iyo video ay islahadan yaqei
2026-11-07 16:55:33
1
1.2.4.049
>>!M A R L E<< :
marku awoowgy idhahy adihu familka kama tirsanid oo dhawr jeer igu celiyay eragaas🥺
2026-11-06 21:05:18
4
shunkedaa
U͢ntouchable :
Waligaa Hadaanan Zineysan Alxamdulillah Dheh❤️😍
2026-11-07 13:17:27
3
ftin.mohammed0
I♡💞🎀 :
anoo lakaftamyo mid aan si qarsoodi ujeclhy kadib markoo ldhhy waa ku ncbhy walibo too mucht💔
2026-11-06 19:57:02
2
sabariina76
Saبaرiiن🖤😋 :
qofna ma daremo xanuunkeyga Lkn qof walba waxuu arkaa Naxariisa teyda iyo Dhoola cadeen tayda 😭💔
2026-11-06 16:39:52
3
To see more videos from user @.0.0.2.13, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About