@shafka_birta:

Shafka birta nool
Shafka birta nool
Open In TikTok:
Region: GB
Friday 06 November 2026 16:23:49 GMT
92488
10998
517
5169

Music

Download

Comments

amiiradadabiciga
susana🌹 :
aaway ku wii dhihi jiray dadka hadiyada iyo lacagaha wato inte iga maren dhihi jiray maqal majiraa
2026-11-06 16:40:07
585
zuzaan..oct03
Shugria mohamed zxipted 🤍 :
Lacag iyo nabad bn Isla raba
2026-11-06 16:51:19
358
zumayo546
ZAMAJECEL♥️🧕📝 :
Beeen ma ahn😭😂
2026-11-06 16:31:33
102
pharhia770
Degan 🧕 :
Lacagta iyo ninkuba waa cunis 😂🥰
2026-11-06 16:53:56
89
kafiyo_ahmed
kafiyo_ahmed :
Waar us
2026-11-06 16:27:12
169
cawo30
Cawo 🩷 :
lacag iyo nabad BA Isla rabaa😭😂
2026-11-06 16:58:06
69
sabriinatakar1
Rudeina ramaas 🎀❤️🔒 :
Lacagta waa bilaash kuwii i dhihi jiray waan noo qiyaamaha 🥺😂😂😂
2026-11-06 16:34:38
128
sihaammukhtaar
SiHaaaam🦋💙 :
hayga hadho lacag ba bilaash lagu cunaaa😭
2026-11-06 16:28:55
113
naimanuura7
Naima✨❤️ :
Shafka ka shafka 😂😂
2026-11-06 16:29:26
21
siham_ali12
️ :
Horaan uu fahansana Nagaha canka ah ee Safarada, Dukamada iyo Dahabka wata ineey macmacanka dhiban🥹🥹 5 sana shaqaynaya Ila hada wanka tajiri la ahay🤔🤔😂 ma ana fahmin tajirnimadan in wax daba joogan, Allow gabdhaha aan canka ahayn Janada wada gay🤲😂😂🏃‍♀️‍➡️
2026-11-06 16:50:57
19
dafnahinaali
Dafnah Ina Ali :
jidka hadaa ka helana[Tears of joy]
2026-11-06 16:54:28
9
0.9..80
M͢ɪɴɑɑɑ͢🪼 :
Qofan zhpno ayaa raba😭💋
2026-11-06 19:21:46
0
zack_nahaar
Sir  Nahaar :
[Tears of joy][Tears of joy]
2026-11-06 19:20:11
0
dhooleey67
liina🎱💎 :
mardambe laigama maqlayo nin lacag leh baan rabaa😂
2026-11-06 19:25:42
0
maankadeeqa78
R☕️❤️ :
Laysla waa 😂😂🥺
2026-11-06 16:40:39
5
imzamzam3
𝖅𝖆𝖒𝖟𝖆𝖒☆ :
lacag iyo nabadaa isla rbaa ani
2026-11-06 19:41:17
0
_khadiir
pretty 🇸🇱 :
away kuwii dhihi Jiray nin Hal malin 500 ka Qaday xalku waa sidee 😅😭
2026-11-06 16:32:28
5
5.8.901
𝙎𝙖𝙠𝙞𝙣𝙖 💕👸 :
axl Samsung le ika badn 😂
2026-11-06 19:24:28
0
inacabdi474
Dagan🥹❤️ :
😂😂😭
2026-11-06 18:32:42
1
ayyaan218
أ يان🦢🎀 :
Lacgta waxa ka horayso go go go 😭😂😂😂
2026-11-06 16:59:37
4
userrrrrrr.grllll
𝙎𝘼𝘽𝙍𝙄𝙄𝙉🖤 :
lacag wa cunis🥰👍🏻
2026-11-06 18:31:21
0
nusmitir122
BINTUSHEIKH🤍 :
2027 Waxaa ii qorsheysneyd inan dad badan lacag ka cuno cirka u fiiryo lkn hada Wadnaha naynay[Crying][Laugh approved]
2026-11-06 16:50:31
4
inamaxamad520
ina Mohammed ❤️👑 :
lacag io nabad ban isku hesta illhey ha idayo qofka iga masulka ah
2026-11-06 19:39:02
0
wanaag1230
Iحsaan☕️ :
Lacag iyo nabad laysla waaa wlahi 😂😂
2026-11-06 18:18:22
4
amiira743
Amiira🇸🇴💪❤️🇨🇭 :
2026-11-06 16:48:34
2
To see more videos from user @shafka_birta, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About