@zoolamedia: Suldaan Mohammed Hajji Hassan gababa ayaa si adag uga hadlay xaaladda colaadeed ee ka soo cusboonaatay deegaanka Moyale, isaga oo walaac ka muujiyey dhibaatada ay colaaddani ku hayso shacabka Soomaaliyeed ee deegaankaas. Waxa uu baaq u diray dhinacyada ay khusayso in la joojiyo colaadda, lana ilaaliyo nabadda iyo badbaadada shacabka.@Apdirahman148🇺🇸 @Hon. Umulkheir Kassim #zoolamedi #foryoupage #fyppppppppppppppppppppppp #fypシ #fyppppppppppppppppppppppp