Aniga journal keyga waa la sawiray markaas lasoo dhigay WhatsApp group familka ah! Familka dhan waa gooyay
2026-11-06 21:12:45
9
أمـــــل الـــــهـــدوء 💎🧕🏻 :
Wan ka xishoda qof sirihiisa inan ogado ano ogan kara sidas ana ma jecli in arimahayga la ogado
2026-11-06 18:49:27
251
professor mohamet✔️ :
aduun waxa laga waraysta qof kaga soo horey io qof kaa cilmi badan 🔥
2026-11-06 17:54:33
19
🧊 :
Ani waa igu dhacday waan ka shaleyy wlhy[Crying][Broken heart]
2026-11-06 22:13:51
0
🖤 :
Midi iigu darneyd aniga mid sxb ahaan jirnay journal sameya dhahdo subax kasta wax se u qoreyse malinki danbe iska fiiri is dhahy anigeba igu xamanysa journal ki dhama ine ku nafisto e u qoreyse😭😂
2026-11-06 20:17:15
5
qalbi 👸 :
Ma den karo 😭😂
2026-11-06 20:51:46
2
hanan hassan🖤🦋 :
waa sababta anan waxba u oqrin😂
2026-11-06 18:54:47
12
🦢 :
farahaba lyga faly lkin waligy qof wuxu meldhigty matabn😅
2026-11-06 20:13:04
1
marwo :
waxaan waa akhiyay ilaa hada waan layaabanahay😭😂
2026-11-06 19:54:21
2
𝗟𝗘𝗚𝗘𝗡𝗗𝗔𝗥𝗬✨🔥.. :
Qoraalkii kale ayaaba igu adag inan akhriyo waabase wax uu qof kale qorqorteee😭😂
2026-11-06 17:53:39
6
Sureer🍂 :
waxba ma akhriyo wax wn qoraa wa necbhy Ina kayga la akhriyo
2026-11-06 20:05:49
1
𝙃𝙪𝙣𝙩𝙚𝙧𝙭• :
Ma dad baa jiro hada qofkan dhageysto💔💔💔💔💔💔
2026-11-06 22:39:30
0
♡ :
heer wxan mra aann asxabteyda personal lifekooda wax ka waydiin
2026-11-06 20:44:50
0
N💞 :
alla bny maxan akhriyay wx 😂
2026-11-06 21:18:39
0
shihama :
2026-11-06 17:54:49
0
Xuseen Maandela :
🥰🥰
2026-11-06 20:49:34
0
Xuseen Maandela :
🥰
2026-11-06 20:49:38
0
Frank :
wlh wa run😂
2026-11-06 19:49:35
0
Yaara :
sax inaader ☺️
2026-11-06 20:22:56
0
Brave man🦁 :
Wan ka xishoda qof sirihiisa inan ogado Anigoo ogan kara 🙏 sidas oo kle ana ma jecli in arimahayga la ogado 🙏
2026-11-06 19:53:18
0
Naima moh :
I'm so sorry I did that, but I did it calosha ixanuunta markan soo xasuusto wlhy dad is jecl waxay isku qoreen bay ahayd kaga daranta intii laygu qabtay baan warqadi qariyay waan yaraa said but I regret doing that 100/💯 iga danbeyoo ha samayn
2026-11-06 19:56:26
0
janaad xoosh :
Aniga markan guri yeesho ban wax qori donaa wayo marabo in noloshayda in la ogado i.n
2026-11-06 23:24:31
0
Adonti alle 🧕🥰🥰 :
haa wlhi 😂
2026-11-06 18:40:23
0
Asma bellogos :
raga kiisa adag
2026-11-06 17:58:08
0
To see more videos from user @dirisleclips, please go to the Tikwm
homepage.