@kabtanshirwac: Cutubyo ka tirsan Guutada 22-aad ee Qaybta 1-aad Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa dalka Turkiga loogu qabtay munaasabad qalin-jebin ah, kaddib markii ay soo dhammeysteen tababar ciidan oo lagu tayeynayay aqoontooda iyo xirfadahooda milatari. Tababarkan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo awoodda iyo hufnaanta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan cutubyada Kumaandooska Gorgor.
kabtanshirwac
Region: SO
Friday 06 November 2026 18:25:06 GMT
Music
Download
Comments
axmed :
🥰🥰🥰
2026-11-06 19:00:28
0
ilkacas :
🥰🥰🥰
2026-11-06 18:57:13
0
MUXUMAD FARAX💯💟 :
[Heartwarming][Heartwarming][Heartwarming]
2026-11-06 18:47:09
0
abdi isse :
🥰🥰🥰
2026-11-06 18:36:47
0
Ahmed Abdi santuur :
❤️❤️❤️
2026-11-06 18:34:35
0
Dr mudane Hared :
🥰🥰🥰
2026-11-06 21:27:30
0
To see more videos from user @kabtanshirwac, please go to the Tikwm
homepage.