@asalxamarjajab: Muuqaallo taariikhi ah oo dib inoogu celinaya Muqdisho, berisamaadkii xilligii dowladdii Kacaanka. Waqtiyo tagay, xasuus aan duugoobayn iyo taariikh mudan in jiilasha dambe loo kaydiyo. 🥺 YAA XASUUSTA MUQDISHADII WAAGAAS? Follow me and support #Mogadisho1988 #XasuusHore #Muqdisho #WaayoWaayo #AsalXamarJajab

asal xamar jajab
asal xamar jajab
Open In TikTok:
Region: SO
Friday 06 November 2026 18:54:10 GMT
665
94
9
4

Music

Download

Comments

qalid367
qalid yare :
ok
2026-11-06 19:15:30
1
asalxamarjajab
asal xamar jajab :
🥺❤️Dadkii Muqdisho joogay 1988, maxaad ugu xasuus badan tahay magaalada waagaas? Xasuustiinna nala wadaaga, jiilka maanta joogaana ha ogaado taariikhdeenna. 👇
2026-11-06 18:54:47
0
haayaa781
yaa haa :
paradise destroyed
2026-11-06 19:12:33
1
m.karanle
Abu A.Salaam Al xikmaawi {3&9 :
Sorry degmada c/caziiz wadooyinkeeda inta badan hadda waa ay xiran yihiin Masajidka quruxda badan aan hadda u jeedno waa go doon dufeys ku ag yaala subax kasta marka allamiintada ka imaado ayaa so ag maraaa I Am Sorry😰
2026-11-06 19:50:09
0
qalid367
qalid yare :
🥰🥰🥰❣️❣️❣️
2026-11-06 19:15:26
1
ruqiyo.abukar10
Ruqiyo Abukar10 :
🥰🥰🥰
2026-11-06 18:57:30
1
To see more videos from user @asalxamarjajab, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About