@ismailoww_2: Prt335| Malado jifkii😂#fyppppppppppppppppppppppp #viewsproblem #ismailoww #foryoupage #foryou

!SMAIL_🤴🏻
!SMAIL_🤴🏻
Open In TikTok:
Region: SO
Friday 06 November 2026 19:11:56 GMT
117789
12088
329
9101

Music

Download

Comments

marabtaaguulsaaldailaali
MaryaMa🫶🏾🖤 :
Ani waaba iska oyaa ilaa intii midkale layga siinayo😂😭
2026-11-07 05:17:34
373
mo.tv30
𝙈𝙤 ͜𝙏𝙫🇸🇱🐐 :
0.25 inta khalday shirkada aaday shirkada marki lacaga laguso celinyo 0.2 jaranayan 0.05 la iso celiyay ciil 2jer la igaday😭😭😭
2026-11-07 07:45:27
104
sacd523
su flowers 🌹🌺🌹🦋👸 :
025 maba radiyo yaa ila mid ah😂
2026-11-07 15:08:07
25
mire..27
𐒑𐒘𐒇𐒜★🗿🏴‍☠️ :
hubsiimo hal baa lasiista Ani ugu yaran 3sedex taqiiqo waa firiyaa inoo nabarka Sax yhy😂
2026-11-07 15:28:17
19
tues110326
Mohamed Al Thaqafi :
3000$ ka sabray hal dollar io nus io sintiyaal ka shekenoysiin cajiib wallhi😂😂
2026-11-07 17:26:39
6
tanaad1988
🇮🇳 :
Ani waligay lacag layguma soo khaldin😭😭😭
2026-11-07 12:28:14
5
inaupdi3408
🖤 :
8aad ano aH 0.25 iska qalday iLa Hada Ma Hilmamin ano Jamacad dhigto😂intaso Lacag iso gashay gadaashed
2026-11-07 13:50:52
12
23.3893
阿妮莎🇬🇧🌷🇸🇱 :
oo hadana aad hoyo ka xaday😭😭😭
2026-11-07 12:48:21
6
shamza.deeqa
heblayo🫦😂👸🏽 :
mid an malin 15$ ku qalday ayan 2 malmod wacayay😭
2026-11-07 10:33:52
6
caysha00
princess🦢🩷 :
maladO jiif k!! dhE😭💔😂
2026-11-07 15:58:56
0
kp0pedits01
💗 :
Shiid dartiis ano qad la’aan ah ban hooyo ku dhahy phone kaga i dhiib qof ban ka wcyaye😭 kadib markay ii dhibty 0.25 ka tuuro is dhahy wana iska qalday anoo qof kii wacayo bay i argty markan u shegay na na isii phone kyga laidhahy Abaalkaga wye😭💔😭
2026-11-07 12:48:55
7
i922345
H⃠ᵃⁿⁱ🦄 :
0.05xitee ma iga baxdo[Tears of joy]
2026-11-07 16:02:29
0
2.3.4.299
🌬 :
daraad ba 0.1 qalde waana la iijaakire ani oohin😭😭💔
2026-11-07 08:09:54
8
naskah65
D͢ᴀ⃡ғ͢ɴ⃡ᴀ•🚩 :
malado jiifkii malado xita hdi ley siyo teydii imuqata😭😭
2026-11-07 16:57:20
5
1.2.4.310
𝑵𝒊𝒎𝒄𝒐 🦋🌷 :
markii san u qaldo hora kaso ceshtaa😂😂🥺
2026-11-07 05:43:40
24
xafuuz7
Afsa.🌸 :
.25 Maan qof u wacaa sadaqa lee allh iga dhigo
2026-11-07 06:54:49
5
qalabeeye
Speaker man :
i am rich 😎
2026-11-07 12:54:50
0
1munazar
🍀𝗫 𝗜 𝗗 𝗜 G シ🌴🇱🇾 :
Hadaa qaldaba haligu dhagesto😂😂
2026-11-07 12:00:42
5
lovlyjisoo143
김지수💕🌸 :
ani isoo duceeya 0.5 aa malmalaato ku gadan rabey aa number dansan igaga qldamey😭😭💔
2026-11-07 08:49:41
6
neymar.gamer67
Markos gamer 🎮☠️🏆 :
25 le wa adi kawaran qofka 50 sint u baday 50 dollar 😂🥺😂😂
2026-11-06 19:38:41
7
loverr436
sadri🌷 :
shalay ano bl lacag u turaye .25 qalday ila hada qalpiga i xanunoyo😭
2026-11-07 17:48:44
1
drssalwahazzan
lajecley🤎🖤 :
0.25 io 0.5 maba raadiyo waa iska daayaa wlhi😭😂
2026-11-07 17:06:20
0
cabdulahi.xaadool8
cabdulahi xaadoole :
malinbaa 0.15 sent iska qaldey wow iga qaban waatey anina waan xayirtey xasidnimo ana dhaley[Tears of joy][Tears of joy]
2026-11-07 14:11:25
0
tuunee043
ilwaad💸🇨🇦 :
just😭
2026-11-07 10:52:04
1
gabdhi_hoyomaryan
𝐌͢𝗔⃪𝗦͢𝗛⃪ 𝗠͢𝗔⃪𝗦͢𝗛٭͜😋💙 :
isheg herkan marayo😭😭
2026-11-07 14:20:30
0
To see more videos from user @ismailoww_2, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About