waxaa layaab leh inaan maqli jirnay alshabab kaamiradaha dukaamada iyo guryaha qarxinjiray o diidi jiray cabsi e ka qabaan hadane alshabab o dagaal galayo ama leh magaalo ayaa heysanaa ayadoo dunida casri tahay diyaaradaha satarlaatka dowladaha 24saac dhulka dhan meelkasto duubto waa suaale ma dhibaato run ah ayaa jirto mise wadashaqeen ayaa jirto hadii dalka nabad iyo isku filnaansho lalarabo waxay eheed in ciidanka cirka xooga la saaro si bad iyo bar u ilaaliyaan 24saac dalka dhan kusoo wareegaan ayagoo isbedelaayo waxay eheed daroono casri ah in lahelo si dalka dhan hal mar looqabsado o dhaqsi ah madame dunida ogaatay in markab iyo taangi qiimo leheen ha e daroonada qiimo leeyihiin madame wax ka ween adeegyada taangi iyo marakiib digaal. dalka hadii nabad lalarabo wuuba yahaye daroono basaasiin ah o 24saac dalka hawadiisa wareego hala keeno iyo qaar yar o ah daroono digaal o hub wado o fulin karto xogaha amarkooda lakiin hadii lahelo daroono argagaxiso kaamiradaha dukaamada iyo guryaha diidaysay ma sii jirayso hadaba waa munafiqiin kaamiradaha e ka cabsanayaan e qarxinayaan kuwa ka casri san o leh qalabkii xidigaha lagu fiirin jiray iyo caqli macmal ah o ai casri ah o kuleel iyo qaboow xitaa wax ku ogaankaro iska dhaaf aragti caadiye muhiimada ayaa ah amni xumo majirtee munafiqin ayaa dalka iyo dadka u cadow ah.