wllhi arooska rer xamarku wababa wax kale 6di bo heesayey maame meel halkan aan joogana 12ka haday gaarto hoolka la iska soo saaro 😂🫶🏽❤
2026-11-07 04:22:41
244
𝐙͢ᴜ𝓝𝓔𝑦•🌟🖤 :
salmo fudedka maku ogen beee😭🥰
2026-11-07 04:54:16
10
𝐐🧚🏼♀️ :
wxy ka Lehayd Hestan Inu C.nasir so xifdiyo sida ay iyadu U dhelysna isagu u dhelo Any way Wlhi wy shidaty Habenkeda Adna Wa uqurxna Allahuma Barick🥰
2026-11-07 04:34:49
29
𝗠ᴏʜᴀᴍᴇᴛᴛ👻♥︎ :
Kaale hadii habenka ilaa salaada subax arooska la joogo Aawe habenka kowad ee arooska 😭
2026-11-07 04:31:35
33
Liina :
gefkeena iyo geerideyna ilaahey ma kulmiyo🫀
2026-11-07 04:27:32
43
ᖇαყααɳ💜🦢 :
omggg beautiful girl❤️😭
2026-11-07 04:37:01
3
Mulac🦎😂 :
Burco haday 12-ka habeenimo gaadho laydhka la bakhtiya😭😂
2026-11-07 04:50:13
1
Faiza👸🏻❤️🫶🏽 :
SiLis Dheymana wxn hees wy dhafeen🫶💍🤍
2026-11-07 04:45:35
1
MD K :
Ameen 🤲
2026-11-07 04:30:43
2
War Badan😭😂🤌🏽 :
hestanwa fadhida
2026-11-07 04:59:22
1
Monera 👾 :
Iso farfareeya muqalkan hada so dhigay ❤️❤️😭
2026-11-07 04:53:42
0
👸 :
maxamed maam
2026-11-07 04:58:05
0
JENNEI👀🦋🇰🇷 :
2026-11-07 04:56:00
0
JENNEI👀🦋🇰🇷 :
2026-11-07 04:56:14
0
JENNEI👀🦋🇰🇷 :
2026-11-07 04:56:08
0
muno maniisha :
😍😍😍😍😍
2026-11-07 04:55:48
0
deeqsan363 :
2026-11-07 04:44:51
0
bureeqa filsana_07 :
❤️❤️❤️
2026-11-07 05:02:12
0
janoyy🖤💔 :
gabadh yar hal mara isamay qaawin Allah reerkeed ha u barkeeye
2026-11-07 04:39:28
1
س ع دي❤️💕😘 :
heesta wey ba sii xifdisey miyaaa 😳😂😂😂
2026-11-07 04:21:58
4
@⍣⃝HiBo★🇹🇷♫- :
horta aroska halku kadhacaya waban ku ware ray
2026-11-07 04:26:55
1
faariqa🫠 :
kii mame reer xamar caadiya noqday
2026-11-07 04:58:13
0
hipo nuura :
way ilbaxeen reer xamrkii😭
2026-11-07 04:55:41
0
Kaligeed TalisoH 👮♀️🫡 :
Ilaahayow, walalkayga yar Cabdifatah, waxaan kaa baryayaa inaad u rumayso dhammaan riyooyinkiisa iyo himilooyinkiisa. 🤲❤️Allow, niyaddiisa sida uu jecel yahay ugu hagaaji, waddo kasta oo khayr ku jiro u fududee, dadaalkiisa miro dhal ka dhig, guul iyo farxadna ku arsaaq. Allow ka fogee murugo, niyad-jab iyo dhibaato kasta. U fur albaabada kheyrka meel uusan ka filayn, kana yeel qof mustaqbalkiisa qurux badan ku faana.
Allow waxa qalbigiisa ku jira ee khayrka u ah u rumee, hana ka niyad jabin wax uu qalbigiisa ku taamayo. kana sii wax ka wanaagsan waxa uu ku riyoonayo. Aamiin Yaa Rabbal Caalamiin. 🤲❤️