Oooooov, farxad weyn weeye! 🥹🤍🎉 Hambalyo ina adeertayda qaaliga ah, Ina Muuse Salax Ali. 💍 Alle ha kuu dhammeystiro farxadda, guurkaagana ha ka dhigo mid barako, jacayl iyo naxariis ku dhisan. Farxad iyo bashbash Alle ha idinku waariyo, adduun iyo aakhirana kheyr ha idinku kulmiyo. Aamiin yaa Rabbi. 🤲❤️
2026-11-07 15:16:01
0
Berlula👸🤍 :
nalalkaas talefanada laga daraa leyskama deyn karo miaa horta waxas migraine kugu kicinayaan bee only dadka migraine qaba dadka kle leydkas daremi mayaan😭😂