@qoslaaye_39: 💔 QISADA @Fatush❤️ 💔 Qiso qalbiga taabanaysa, dareen iyo murugo xambaarsan. 🥺❤️🩹 🎬 La soco maanta galabta 5:00 PM. Ha moogaan qisadan dareenka badan! ❤️ #QisadaFatuush #QisoQalbigaTaabanaysa #ComingSoon#IsAragPodcast #QoslaayeShow
Cabdullahi Qoslaaye
Region: SO
Saturday 07 November 2026 07:45:24 GMT
Music
Download
Comments
naruroh🫶💞🇱🇺 :
qisadih bosaso maka hadashy😭 fatush
2026-11-07 08:51:38
64
Ekraam🩷 :
fatuush waba ani cml wax qarso ma aqaano 😭
2026-11-07 08:56:09
374
❤️♾️ :
Anigaba hadii lai wareysan Wlhi waa fardi bixi lahaa 😭😭😂
2026-11-07 08:52:43
101
🎙SHAKRA PODCAST :
miski xaasidsanaa🤔
2026-11-07 08:01:45
21
nafyar👸🔥 :
dadka aan wxba qarsan aqoon dhib bdna
2026-11-07 10:35:16
5
.❤️🩹. :
Goorma laso dhiga aan dawade
2026-11-07 10:02:45
3
Anush qurux💋 :
qoslaye video sosidax you tube ka🙏
2026-11-07 09:58:20
2
iNdho0ssss❤️👸🫶 :
aniga hadii lay waraysanlaha aduunka yaabi laha wlhi💔😭
2026-11-07 10:25:16
0
Queen of Rk ❤️🤘 :
Yuttub wakasowaye vediogan😳
2026-11-07 11:35:58
0
kayaa :
Iyaaa
2026-11-07 09:34:37
0
Amal Wali :
💔
2026-11-07 10:15:43
0
barwaqo🦋 :
2026-11-07 10:11:57
0
زهره الحب ،🫀💦 :
2026-11-07 11:34:52
0
@qeen.bilan.23 :
2026-11-07 09:08:02
5
hodanora_ :
2026-11-07 11:38:59
0
• :
qoslaye video maxa ku seysata so daa dee
2026-11-07 07:58:07
107
𝑨𝒍𝒎𝒂𝒂𝒔 🫀🦋 :
soo dhig asoo dhamestiran
2026-11-07 10:52:57
0
Amaalita ♥️🐎 :
Tani waa ano La iwareystey oo waxbaba ma qarineyse😂😂😂
2026-11-07 10:17:42
2
Queen👩🎓 :
fatuush qisadeeda qosol qosol lee u muuqataa🤣
2026-11-07 10:33:24
0
Iron💫 :
hogay waxba may reban😂
2026-11-07 10:49:55
1
🇨🇭🥹🤐 :
miski khalid mise miski farah🤣🤣
2026-11-07 10:10:26
2
Maria🫡🇬🇲 :
♥️♥️♥️
2026-11-07 08:42:20
6
farxiyocismaan65 :
fatuush adigoo yar 2021 nin laguu daray bosaso miyaa kaas guur maaha marba haduu 10 bilood keliya inaa qariso ahayd sheegin nolol hore lama xasuusto iyo furniin.qof hore is xasuusinaysaa noloshaada ka saartay.@Fatush❤️guuleyso qalbi noloshaada intaa nafis miyaa ka helaysaa ilaahay lagu nafisaa 🥰🥰🥰🥰
2026-11-07 09:57:29
4
saabo❤️🫶😫 :
[Crying][Crying]
2026-11-07 10:48:22
1
PriNcEsS💕🤤 :
😂😂😂
2026-11-07 10:19:07
1
To see more videos from user @qoslaaye_39, please go to the Tikwm
homepage.