@ahmadlaki69: Weligaa been ha u sheegin qof ku aaminsan, hana aaminin qofka beenta kuu sheega. Nolosha way marxalad badantahay, wajiga dadka maanta lagu qanciyo wuxuu u batay beenta. Waxa la joogaa xilli aan la is aaminaynin. Si walba ha ahaatee, adigu waxaad mas'uul ka tahay naftaada. Ku xakamee inay runta sheegto oo ha aaminin qofka beenta kuu sheega. #Runta #Aaminaad