Haa wlhi midba Jira 4sano isnaqn Wana wada hadlna mana wada hadlno Aniga io isagaba wan ka simanhy inn kala amusnano Markan donnn wada hadlno lkn wlee iguma tashatid Isago so tagan ban Nin Gursana😂
2026-11-07 09:39:05
2
iskufilan🤴🥰🤍💯 :
Alla maxey tahy lkn sidaas walahi aniga yey I haysata🥺😅
2026-11-07 08:49:43
18
MOè Carab :
xaqiiq anigaa kow ka ah naceeb igamana ahan
2026-11-07 09:01:51
26
🦥 :
wllkey libya iga xiran igu so duceya
2026-11-07 08:59:25
11
☆ :
wa yaaab wna layabay midas😂
2026-11-07 09:41:51
0
CuDoN🧚♀️🦋🖤 :
iga amu waa ta ihaysate
2026-11-07 09:36:12
2
Rukia 🥀👩🎓 :
Danahiisa u plan gareeyey[Crying]
2026-11-07 09:46:38
0
gopsan 🌚🖤 :
way jiraan hadhawna waxa lagu dhahaya wayo isu badashay 😂
2026-11-07 08:21:43
5
qalanjadi hablaha ❤️ :
wan arke mid sas ah wa igu tashan kartaa dheh sa isugeyso guurkeya lee arke dheh [Tears of joy][Big LOL][Tears of joy]
2026-11-07 08:50:30
10
drs maryamo :
kuligood sas igu noqdeen😁😁😁
2026-11-07 08:23:10
20
ugaskey :
ya isoqarhiyey😂😂😂😂
2026-11-07 09:42:22
1
Raxma ❤️👑 :
Waxas xidhidh maha e lagumana tashan karo Waa wakhti lumus qof walba Waa inu og yahay waxu rabo
2026-11-07 08:56:23
6
BIG_DholphIn 🐬🦍🥷 :
GO GO GO GO
2026-11-07 09:47:49
0
Maryam siidow Jakaake :
Haa wlhi 🥹🥹🥹
2026-11-07 09:26:02
0
Salad Ak :
That’s me 😂😂😂
2026-11-07 09:26:43
0
Dele :
xuman nagama aha walai😂
2026-11-07 09:30:03
0
⚘️ ☠ ×͜× 🍁 :
anaa isoo xasuusisey nafteeda 😅🙆🏻
2026-11-07 09:42:40
1
HAMZA DJIREH 🇩🇯 :
Sababtoo ah waxaan Ahay Qof ayada uu maqaan ❤️!
2026-11-07 09:27:47
0
¹Shineysta٭͜🦕🩵 :
Midpa saas uga tage😂😭
2026-11-07 09:33:31
4
DHooley❤️🇸🇱 :
Naaa maxaa ii gahadlesaa kaas anaaba haaye [Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy][Broken heart]
2026-11-07 09:21:24
2
🦋 :
Wlhi anay igu dhacaday bal Kwrn intuu iga maqnaa Hal sano oo aanu ila sooo hadal ayuu ku soo noqday inuu bisha danbe guur diyaar u yahay uu reerkooda u sheegay 🤣
2026-11-07 09:23:32
3
abu siyad :
xadir
2026-11-07 09:30:31
1
To see more videos from user @salamajamalsja, please go to the Tikwm
homepage.