@obsed.with.siham.axmed: Ryzen aa malin-ki feere wuuw 😂💔 . . #rzn #somalitiktok #veiwsproblem #blowup

RYZEN⚖️
RYZEN⚖️
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 07 November 2026 09:07:10 GMT
44860
6682
224
2998

Music

Download

Comments

fatimaomer331
honeybee🤍🥰 :
midba intay mcalin ku boday macalinki 3 bilod la xidhay lkn ani wan maqna😭
2026-11-07 10:38:29
218
0.0.0..1.8.0
#كـــــو يـــــالᥫ᭡¹ 🪷 :
shale ban baqday mid sxbo nhy dhalasho u dhigen Torto iyo shuwarmo u kenen ano jogin ani ciilllllll😭😭😭😭😭
2026-11-07 11:32:17
56
aizall125
Aizall 🚩🎀 :
malin baa wllhi mclinka Biology io mamulaha is garaacoo is feerayy lkin Waa kamaqnaaa😭
2026-11-07 14:02:08
25
say..my..nem
say. my. nem :
mnta maa mulaha io mcalinka tarbiyada isdagalen anina bananka fadhiye inte dagaalkas dhacayo dhan ma arkin qeelo le maqlay kadipna zhpteya weydiye xe dhacday maamulaha io mcalinka tarbiyaha isdagalen ani ciil mxa u arki wye lee ku cel celinoya😭💔😂
2026-11-07 14:32:20
9
inamohamett709
J🌟 :
Ani [Tears of joy]
2026-11-07 16:34:23
0
bishmaheedah
XX͟X͟ T͟E͟N͟T͟A͟C͟I͟O͟N͟ 🥷🖤 :
mnta schoolka u ganbiyay meeqo wax li kaga shegeyay😭💔
2026-11-07 12:40:12
5
soxaarr
P͜͡A̶H͎A̶L٭͜🐙 :
kwrn hadii iyado 2027 losi socdo hda samsun wadato🥀🥰
2026-11-07 11:53:22
4
marney260
M̶a̶r̶n̶e̶y̶ 🤤 〬⃝̥𝆭𝆺𝅥 🫦⃠ :
meqa Mar ayey igu dhacdy
2026-11-07 10:14:32
16
ewww_20103
💕🌷 :
Wixi iigu darna aan malin maqna dhacen waxa waye 2 bo fasal dhan ine isgalen wilashodii gabdhahodaba isdagalen mamulki aydilen ardaydi laayene sase tahy hadana kaligeyga maqna 😭💔
2026-11-07 13:54:23
3
yourluvvv_sacdia
¹A͜͡𝗡𝙣a͜͡🚩 :
halka maalin aan maqanhy😭😭😭😭
2026-11-08 04:02:25
1
alyaaa..4
علياء🥀 :
Arbacdi hore le ehet wna ade ana xili hore so baxy Kuwa sxibada ehen basto iyo sugo ha I karsadan ilhda Wa la daglsanhy💔😭
2026-11-07 22:44:48
1
mr.tonny103
Masterka £$# :
war ani malin ugambiye sab aadacde malinkale macalinka iyo macalinkale aya isdagale ani saxake payable 😂😂😂😂😂😂
2026-11-07 09:56:02
5
hafsaaaa094
Hafssa🤎🦢 :
waba sababta an u gambinin😭🥰
2026-11-07 14:31:08
1
saraaakiimm
~اخلاص🌷💋 :
marbay koko bulle iskulkena timid markasey ardaydena 8ad ahayen hal hal dollar sisay ani wamaqna 2dagal idhafay gabarne iskulka kusuxday😭😭
2026-11-07 19:05:01
1
....0.0.0.2
𝜗ৎ🕷️ :
malin wxa dhacdey ano schoolka ka maqan in leys dalay dagalki waynado ardey ardey wu dhafey family family ilaa daris daris u garey heer ay dagmada imato la xero ana aa ka maqna😭😭💔
2026-11-07 14:03:40
2
fuckk_lovve2
𝐒͢ᴜ⃡ʀ⃡ᴇ⃡ʏ⃡ᴀ.🀄 :
dhintei😭
2026-11-07 17:33:19
1
n.a.a.s.i.r.o.ww
N a a s i r o w :
2026-11-07 09:49:11
3
not.mario68
¹MARIYO٭͜❤️ :
Hal malinnn maqna mamulo ku xikeenn gabar dishay 😭
2026-11-07 16:42:36
2
big.bos5492
wllka weyn :
2026-11-07 09:42:51
3
xsei93
اقرا 🦋♡ :
labo week maqnaa kana waa kudare war isiiiya hee😭🌷😂
2026-11-07 16:03:35
1
cabdi12390
🎀A Y A A N🎀 :
part 2 chatgpt aawi hee rayzan
2026-11-07 11:02:44
3
sty_sihu
sty_sihu :
war meeqaa jeer ee igu dhacday😂😂
2026-11-07 10:09:25
0
dheeman2010
▄︻̷̿┻̿═━一ᘜㄖフㄖღ❀≪━─━─━─━─👾⚕️⚜️ :
waa yaabanahee halka maalin aa maqnaado maxee waxaasoo war ii dhaafaan 😭
2026-11-07 12:38:29
1
zahlan
♡LILNAE♡ :
markaban maqanhy wixi mucjiso aha schoolka way Ka dhacan 😭😂
2026-11-07 12:04:08
1
6.4.6.4.7.9.5
🎀 hima :
2026-11-07 09:11:38
3
To see more videos from user @obsed.with.siham.axmed, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About