Oo hadana mar kale mey is qawisey mise wa waxi hore😭😭😭
2026-11-07 09:30:52
891
SᕼᕮIKᕼᗩ🤴🏿 :
wxan qiro ayay u arkan anu funny u arka😂
2026-11-07 10:45:36
37
Sihaame 🏴 :
Maxay la baroranayn waligeed sas ahyda stress yar hadey dareento timaheda ku kacda 😂😭
2026-11-07 10:00:52
85
Øʝʝҽ𓃵. :
Naa malyuun keep going
2026-11-07 10:56:48
0
Caynuura💕 :
alxamdulilah cala nicmatu xishod😭
2026-11-07 10:03:59
155
suzaan_jarrane :
Qof dumar ah o timahedii jaray hada aragtid waxa dhax jibaaxesaa culeys aysan xamili karin kuwa la yaabayana ay marnaba dareemi karin. Ilahoow u yasir cafi soona nabad celi 🤲
2026-11-07 10:36:16
49
Fathi🦥🤍 :
Ayeeyday baa sas timaha isaga jarta😭😭
2026-11-07 10:03:49
27
phatima🦋🌸 :
wlhi kuwa mesha saran shaqa la aana heyso
2026-11-07 09:39:35
148
ᥫ᭡ :
Anoo qireysan baa soo xasuustat inaa qof TikTok joogo uqiiroda mar hora ina iska dhafay 😂😭
2026-11-07 10:21:49
37
☪️ kaliged naag☪️💯 :
Illaah ha caafiyo [Crying][Crying]
2026-11-07 09:50:06
47
ramas2 :
shayga igu wayn ee dunidaan kugu hayn karo waa inaad allah ka cabsato oo isga aaminto