@nuurlaw: Laydh aanad isticmaalin hadana lacagtii Laga qaadayo⚖️ #sharciga #qareen #businesslaw

Nuur Law Firm
Nuur Law Firm
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 07 November 2026 10:01:09 GMT
74759
5902
227
511

Music

Download

Comments

crahmanbassy
Crahmaan bassy :
Solar uunbay u dhacysaa 😂😂
2026-11-07 10:43:08
302
_flwrh
🦋 :
Laydhka o kaliya maaha biyuhuna wa la mid
2026-11-07 11:14:06
101
safar12546
Safar✈️ :
timaha beero
2026-11-07 20:06:22
0
amoola00000
ملكة :
REHUBCO Solar Mashallah
2026-11-08 14:50:11
0
cryto_whale
哈桑 :
Absolutely
2026-11-08 08:13:32
0
asma.maxamed.xiir
Asma Maxamed Xiiray :
solar uunba lo guuri warkasi wuu dhanyay
2026-11-07 11:57:45
39
ninwayn804
Nin-wayn nika kasii wayn :
Niyaw wllhi dawlada waa inay la wareegta amma shacabka dib loo eegi
2026-11-07 10:34:53
18
dhag0o
gaabuush :
sidan maa sharci yaqaan kutay
2026-11-08 09:17:07
0
a.o.b.29
REAL_KING29 :
umada sii walbo lodhici Karo walo dhacay ciid uu hadlaysa majirto masakinta dhigooga lacabayo
2026-11-08 12:42:52
1
raadkatv
Raadka tv🎥📸 :
good talent adeero😎
2026-11-07 10:52:51
4
belan835
B_life :
Uuuuaaaaauuuaaaa 😛😛😛😛
2026-11-07 20:30:08
2
sakaria22
Zack Tahar😎 :
wakalaada biyuhuba saasay ka dhigtay 8 unit ayaa ugu yar biyaha ama cab ama ha cabin xataa cashuurta marka laga imaado dayactirka beebka wax la idhaado ayaa meesha maraysa bal taana dib ugu noqo dawlada iyo ganac sataduba arxan uma hayaan shicibka
2026-11-07 15:13:37
0
alwaysbehappy813
Honezt :
Taaz wa xaqiiq wan aragnaY
2026-11-07 10:21:29
5
hadraawi198
mohamett :
85$ 3 laambadood habeen kaliya Ah bal Dhinac uqaad
2026-11-07 16:32:07
5
horn_nomad2
Ina Cabdilaahi :
absolutely 💯.
2026-11-07 15:24:21
1
axmednuux670
@Axmed Nuux___ :
sida ugu fudud samee qof kastowba guriga sacada shhirkada laydhku ugu xidhan tahay ku hoos xiidh saacad aadiga kuu gaar ah kadib is barbar dhig labada saacadod waxay qoreen markaa waaxad awood uleedahay inad ogaato meesha wax ka khaldan yihiin
2026-11-07 11:37:19
1
hamdambiihi
Quman Store :
Wlhi anaa yaabka arkay meheradayda oo xidhanayd laba bilood baa la iyidhi $60 bixi yaab🤣🤣🤣
2026-11-08 04:37:51
0
hodman4545
🧕Shekhada Inanteeda :
Haa walaahi dhawar bilood on ka maqnaa gurigayga bil walba waxa layga qaaday $11
2026-11-07 12:39:40
1
macropia001
J O K E R 🤡 :
maxaa buuqaa idin geliyay solar iska iibsada.
2026-11-07 14:22:15
60
xaaji.dhirbaaxo
xaaji dhirbaaxo :
Shirkadaha leydhku bulshadii bey cunaha hayaan waana run wuxuu walalkeen noo sheegayo aniga walahi bilo badan ayaa 125 dolar la igu Soo qorey guriguna waa 4 qol oo la baqtiiyo xiliga hurdada dhowr mar baan saacadan badaley iyaga uun baa Kaa qaadaya saacada meel la galaya bal maxey ku sameynayaa? hadaad istidhaa lahadal waxey kuugu jawaabayaan waa lagaa jarayaa oo waabey iga jareen dhowr bilood ayaan bixinayey 125 iyo120 laakiin imika bil walba waxan bixiyaa 84 xaafadana wax shaqo lama hayo dibadana cidna nooguma maqna dhib baanu ku qabnaa Allaha weyn baanu kaga dacwooney markaa bulshada Somaliland maanta ayey jaanis haystaa haka faa'ideystaan waa in mudaaharaad salmi ah lagu kiciyaa
2026-11-07 19:33:02
2
cagoweyne_1
★ᴘʀᴏғᴇssᴏʀ✒🧞‍♂️ :
Wlhi waa wax jira anu guri 3 qola ayuu nin zhp ka safray wanu is racnay galabki naga si jaran nidhi hadhow laydin so diri inanke fasax tihin haye ayan nidhi marku bil maqna anu is nidhi soo celiya ayey dhaheen $50 bixiya hada wa 3 qol awal 14 ugu badnan 15 bu igu so qori jiru idhi 50 ba la yidhi keen war jara sawnigi nidhi agasimaha u taga shaqo kuma lihine bey dhahen ki la yidhi u taga u tagnay $1 dollar inu naga dayo waa diiday de waxay noqotay inan iska bixino uun
2026-11-07 14:24:22
2
olal2_
OLOL :
Dad sharci yaqaano ah oo mowduucad qanuunka inooga warama waanu ubaahneyn
2026-11-07 18:49:15
1
inadeeqaarab
اصلي🌸 :
7dollar adoo isticmaalay ayaa 12lagaa qaadaya
2026-11-07 14:37:21
1
umahibaqsalah
Uma Hibaq Salah :
dawladu may iyadu laydhka la wareegto
2026-11-07 13:08:27
1
subxaanalaaah
mohamed jabiye :
waa xaqiiiq libaax
2026-11-07 10:16:21
1
To see more videos from user @nuurlaw, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About