Wallhi waa ,aruuskii anuu yar oo ningarin ayaa ka maseray wax badan aruusyo waa ,arky lkn waligey kama maserin kuwaas lkn wan lee saa kan ugu maseeray mataqanaa 🥹💔
2026-11-07 15:32:52
2
Eᐯᗩᑎ🕸🐍 :
Arooss Somali leedahy kii ugu horeyey aan ka helay allhuma brek😭🩷🩷🩷🩷
2026-11-07 15:00:05
10
𝓡𝓲𝔂𝓪𝓪𝓺🩷 :
𝑨𝒓𝒐𝒐𝒔𝒌𝒂 𝑨𝒓𝒐𝒐𝒔 𝒌𝒂𝒒𝒖𝒓𝒖𝒙𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒎𝒂 𝑨𝒓𝒌𝒊𝒏 𝒘𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉 𝒎. 𝒂❤️
2026-11-07 12:21:42
6
nasra purux :
say iskufahan sanyihiin lee😍🥰
2026-11-07 15:32:15
1
Lena💋😻🌎 :
walaahi kaftan iga ma ahan 😭 please please asxaabta aan u hambalyeeyno
2026-11-07 12:40:07
1
Taliso :
wakana wallahi kuwii iskuwara noqda
2026-11-07 11:51:33
4
منيرة ♡ :
𝚊𝚛𝚘𝚜𝚔𝚊𝚗 𝚊𝚛𝚘𝚜 𝚔𝚊 𝚚𝚞𝚛𝚞𝚡 𝚋𝚊𝚍𝚗 𝚖𝚊 𝚊𝚛𝚔𝚒𝚗 𝚠𝚕𝚕𝚑𝚒 𝚖.𝚊❤
2026-11-07 15:50:44
1
AmUoN🌸🦢 :
m.a ilhy haysku barakaaeyo🥳
2026-11-07 15:45:49
0
Jano❤👸🏿 :
Allow isku barake saan uki farxay lee❤♾🥹
2026-11-07 15:10:33
1
♡SakiinA 7 :
maba jira heee
2026-11-07 12:34:31
2
Ms honey 🍯🍯🍯🍯 :
majiro bee❤️❤️❤️❤️❤️
2026-11-07 15:08:24
0
𝓃𝒶𝒮𝑅𝑜🩷 :
m. A ilahey ha isku barakeyo alwad baari ah alah ha siyo Isha bani aadamka ilahey haka qabto Aamiin xppti salmo sidan ku jeclahy ilahey haku jeclaado mcn to qalpi wanag gabar qurux badan aya tahy wlhi alaa huma Mubarak♾️👑🫶
2026-11-07 15:34:42
0
❤️اميره الاحلام 🇨🇦 :
Walee majiro aroos ka qurux bdn
2026-11-07 15:51:23
0
suhaylo c raxmaan :
arooskaan aroos ka qurux badan ee soomali maba arkinbo🥰🥰🥰
2026-11-07 15:29:04
0
SiHaaMm🫶🏿❤️🌬 :
Markaa is fahan zann tihiin waa sidaannn allow isku daa😭😭😭😭
2026-11-07 15:57:43
0
🪷Biliee🪷 :
arosaha Somalida hadiladhaho majiroh lkn kuli hadli ladhaho kan Osama iyo sherin ba ugh Shidan 😭❤️🥺