@absjaama: "Hadal uu hore u yiri Garaad Jaamac Garaad Cali—oo laga yaabo inaanay dadka qaar si buuxda u fahmin xilligaas—ayaa hadda noqotay xaqiiqo.dalkuna wuxuu galay xaalad hubanti la,aan ah munaasabaddii Caanashubka ee caleemo-saarka) Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Haashi Faracadde, oo ah Ugaaska guud ee beesha Murursade ayaa dhaqankii isugu yimid sameeyeen dadaallo lagu doonayay in lagu badbaadiyo dowladnimada, iyadoo la dhex-dhexaadinayo dhinaca mucaaradka iyo dowladda (taas oo muddo-xileedkeedu horey u dhammaaday) hase yeeshee, xaaladdii ay dadka qaar awoodi waayeen inay saadaaliyaan xilligaas, ayaa hadda si dalka oo dhan ah uga soo ifbaxday—taas oo si gaar ah loogu arkay gobolka Hiiraan iyo bayaankii cuslaa ee xalay uu soo saaray Ugaaska guud ee Hiiraan. Dhaqanka Caasimadda Muqdisho waxaa la gudboon shalay xalka waa ka gaabiseen lakiin maanta Soomaali oo dhan ayaa isha idinku haysa badbaadinta Jamhuuriyadii sadexaad ayaa god uu ku wadaa HSM MD hore ee fadhiga ka kaca oo dalka badbaadiya. #somalitiktok #muqdisho

H.E Abdirahman Suleiman Jama
H.E Abdirahman Suleiman Jama
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 07 November 2026 12:39:13 GMT
21277
1198
31
145

Music

Download

Comments

aadan.dhuuqaa
aadan dhuuqaa :
hadalkiisu waa hadal xigmadaysan guulayso garaad
2026-11-07 20:02:28
6
xamdi.mohamed695
Xamdi Mohamed :
2026-11-08 03:20:27
0
iloleo1
goka ogaaden 95 :
libax labamaha
2026-11-08 04:10:00
1
kabuur12
SUCDI❤️🫲🇸🇱 :
🥰🥰🥰
2026-11-08 05:20:50
1
mustafe.mohamed661
Mustafe Mohamed :
garaad jaamac garaad cali geesi wadani soomaaliya guuleyso
2026-11-08 05:08:12
0
jubaln
Jano gasho :
2026-11-08 10:58:57
0
biiaanbiis2
warabe :
2026-11-08 09:07:20
0
kabuur12
SUCDI❤️🫲🇸🇱 :
2026-11-08 05:20:17
0
jubaln
Jano gasho :
2026-11-08 10:59:03
0
user6543201047
xuuseen :
🥰
2026-11-08 11:13:10
0
safiya.maxamed57
safiya Maxamed :
2026-11-08 08:32:07
0
aamina.darajo20
ugbaad maxamed :
2026-11-08 11:49:40
0
asmoyae
deeqo c/raxmaan :
💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
2026-11-08 10:29:50
0
user6577158612901
user6577158612901 :
madhawen markii garadku sheegay xasan iyo beshisu ey san diyar.u ahay dowlad.dhiska.somaliya
2026-11-07 13:19:00
0
kabuur12
SUCDI❤️🫲🇸🇱 :
2026-11-08 05:20:41
0
jimcaalexasanjama
jimcaale [email protected] :
🥰🥰🥰
2026-11-08 07:19:25
0
xuseen8700
xuseen :
🥰🥰🥰
2026-11-08 05:53:38
0
black_tiger203
hambasa gima africa🇸🇴🦬🫡 :
[Heartwarming][Heartwarming][Heartwarming]
2026-11-07 20:43:51
0
cibaado.nuur96
Cibaado Nuur :
😁😁😁
2026-11-08 04:19:13
0
maxamadsiciidmuuse
shiikh maxamed :
💙💙💙
2026-11-08 03:02:34
0
iloleo1
goka ogaaden 95 :
[Like][Like][Like]
2026-11-08 04:09:29
0
axmedjaamac19
AXMED.JAAMAC.CABILAAHI.ABOK0R :
🥰🥰🥰
2026-11-07 22:59:31
0
mohamed.ahmed.cal7
Mohamed Ahmed Cali :
🥰🥰🥰
2026-11-07 21:50:17
0
wacdiyal
wacdiya :
🥰🥰🥰
2026-11-08 07:16:10
0
faas__kaas
dhagax fuul :
🥰🥰🥰
2026-11-08 07:20:56
0
To see more videos from user @absjaama, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About