@04.00.00.44: Weli dunida maad baranee, hadii aanaad arag waalidkaaga oo wacaya qaraabada qaar kamid ah si aay wax u weydiistaan kadibna mobileka lagu dhageesanaayo, Weli dunida maad baranee, hadii aan goobta waxbarashada laga soo burinin bilwalba sababtoo ah weli lama dhiibin lacagtii, Weli dunida maad baranee, hadii aadan arkin waalidkaaga oo lagu qeelinaayo xabsigana loo sii wado sababtoo ah deen ayaa loo xiranayaa, Weli dunida maad baranee, hadii aadan arag waalidkaaga oo guriga ladhahaayo iiga guura hadii aynaan kirada waqtigeeda ku bixinaynin, Weli dunida maad baranee, hadii aadan ku ceshceshan dharkagii sanadkii hore ood kumanaan sawir horey ugu gashay, Weli dunida maad baranee, Hadii aadan habeen iyo maalin sariirtaadu ilmada buuxinin aadna waxba ka badali wayso xaaladaad kujirtid, #whoknows

˚˖𓍢ִ໋🦢˚
˚˖𓍢ִ໋🦢˚
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 07 November 2026 12:43:37 GMT
23938
3780
34
373

Music

Download

Comments

chocollate220
sihaam dhameys📷 :
intabaa wala kulmeyy I.sh sandaa so socdaa waxa rajeyn nollol qurux badaan🫶💋
2026-11-07 16:32:03
30
django44a3
django44a3 :
Sxp Ha Ila yaabina Wlhi 😭💔 2016 anoo yar oo dugsi ka imaday aa guri dariska ah ayay hooyo iiga dirtay kalooriin markaa tagay gurigas waxa joogtay gabar weyn oo garoob ah kaligeed Ayee heed marka dhahay kaloriin la iso diray waxay dhahday ani hawl baa haya ee orod musqusha ee taala kasoo qaado markaas dhar ayay dhaqaysay isla markii Albaabka weynaa ee xirtay hadana waxee dhahday orod dharka badan oo barandada yaala iso qaad anoo dharki doonay oo barandada joga hadana Albaabki dhexe ee xirtay wee igu soo oroday marks intee kor u qeylisay ee I dhahday somaliland waa gobol kamid ah somalia 😭😭💔
2026-11-08 11:58:14
7
maznathmoha
🇲 🇦 🇸 🇳 🇦 🇩☹︎ :
Nina waayaha iyo wakhtiyda adaga ayaa bara Dunida
2026-11-08 18:11:02
2
pilan531
piLan🦋 :
wlhi xoog baan dunida ubartay ilaa hadan cashar kama qadan🥺😭
2026-11-08 15:12:24
5
10111e2
🪽🩷 :
wali dunida maad baraney😭
2026-11-08 03:45:56
11
ziyaana03
ቆንጆ🫶❤️ :
Wali inta man arage allena ima tuso 😭❤️
2026-11-08 16:52:28
0
0.0.13.17
Hafsa🩷 :
weligy lma kulmin alhmd ❤️
2026-11-08 14:38:48
2
0.0.0.0.0.0.0.045
Sིhིiིiིkིhི ིAིYིUིUིBི ི🐐🤍 :
Samirku Waa Wadada Guusha ❤️
2026-11-08 05:08:09
4
asiajama4
A🖤🦊 :
wali dunida mad baranee dihalna mad arga hadan ogoon Abe leh ahy walig Abee lagu dhihin
2026-11-08 10:23:11
2
inasafio96
𝐄𝐋:𝐙𝐡𝐚𝐜𝐑𝐚𝐚𝐰𝐢🎭 :
wllo intuba aniga waa soo Arkay hal qodob mooyee illayeyna ima Tusiyo intaa noolahay,waalidka oo Dayan ay qaateen Xabsiga loo dhigay
2026-11-08 10:36:02
2
ayeeyo106
♡ :
waan bartay dunida lakiin wali maan baran heer waalidkeyga deen lagu yesho darteet lo xirto iyo kirada guriga darteet logu qeeliyo wixi kaso haro odhan wan bartay dunida😭
2026-11-08 17:38:59
0
cabdiiii7
Updiwahittt🐍🌟🇸🇱 :
Nafic maleh Aduunyadu💔💔
2026-11-08 10:35:42
2
dagneeey1
cudoon💕🍒 :
wali dunida man baran ana💕
2026-11-08 10:29:06
1
gobaad800
ģőɓaāđ👸💅 :
wxan waan soo aragne wxan waa noo dhiman yihiiin allow nolosha noo qurxi🥹
2026-11-08 17:31:16
0
iisho.afro01
iisho Afro :
wllhi intaasba ma arkin sababto ah aabehey janada lagu foogeye aya intasba dhabarka u dhigtay illahow aabow abalkaga jano ka dhig Lkn wilkeyga ayaa intanba arkay O kaligey koriya kiro Nala weydiya ano heynin school & nolosho dhan illahow i caawi yarabi[Heartwarming][Heartwarming][Heartwarming]
2026-11-08 17:44:25
0
sukeyno80
puntish :
duni maan baran
2026-11-08 04:51:39
3
_____1.2.5
៣😍❣️ :
alx😭❤️
2026-11-07 15:38:40
2
1.1.78.17
🦢 :
Wali dunida man baran walee
2026-11-08 03:10:07
0
cutelady119
Yaryaro𐙚 :
Wali dunida maan baran ilhyoww hoyadeey idaaa abaalkeeda ma gudi kareee Jannada ugu deeq 😭❤️
2026-11-08 18:58:49
0
.1.8.20200
AM!!N👻 :
waa run😭
2026-11-08 16:11:17
0
sabiirbdan
sabiirbadan🥺 :
tan Ila 2014 kii ilaa o thyi 2026 ka hooyadii weyii idawarsada ana libiyan 4 sano joga nolo waxyii thy wnso marayii wanan sojabayii waxana kaso shaqeyiin ma jirana jariyada maqaxii jadaleyii xita wn nooodayii ila ayii nolshu is badali weyiday wn so tahriibayi n.a inan guleyisto rajeyiinaya 2027 aagon.hooyo moye garaba hayiisan bana ahyii ka weyiin intayi jirto muqala ahan iso duceyaa🥺
2026-11-08 18:43:11
0
ilwaadcabdirahman3
i🇨🇭 :
wali dunida mad baraney 😥
2026-11-08 17:19:13
0
najmocabdikhalif
Najma :
horta dadka qaraabda qabsada maxa khaladan waxaaga ayaa waxa kuleedahay ogaada
2026-11-08 06:03:14
1
specialg48
spicy ~^~ :
iiintaba wan la kulmay sase thy wax inn ka barto on cashiir ka qato moye dhibato man arag alhm
2026-11-08 12:11:35
1
ahmed.huseen3
نجل أيان 🤑🥵❣️ :
ninka aan guri aabihi leeyhy aan waligiis seexan hada ilaa 2005
2026-11-08 08:41:59
1
To see more videos from user @04.00.00.44, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About