Ooooov, hambalyo hambalyo ina adeertee salma muuse saalax ali io my duma! 🤍🥹💍 Alle ha kuu barakeeyo guurkaaga, hana kaa yeelo mid ku dhisan jacayl, is-ixtiraam iyo farxad aan dhammaan. Alle ha idinku arsaaqo nolol qurux badan, ubad khayr qaba iyo wadajir waara. Guurkiinna ha noqdo mid khayr iyo barako leh. Aamiin yaa Rabbi 🤲❤️🥳