@Gabadhii hooyo aamino ❤️erayo laguma soo koobi karo wanaaggaaga iyo qiimaha aad noloshayda ku leedahay. Waxaad tahay qof aan ku faano, garab aan ku nasto, iyo nimco aan Alle uga mahadceliyo. Weligaa ma ilaawi doono wanaaggaaga, jacaylkaaga iyo sida aad mar walba ii garab istaagto. Abaalkaaga ma gudi karo, balse waxaan Alle kaaga baryayaa inuu kuu barakeeyo noloshaada, farxad aan dhammaan iyo guul joogto ahna ku siiyo. Abaayo, waxaad tahay qaali aan qalbigayga meel gaar ah kaga jirto. ❤️🥹
2026-11-07 18:56:58
0
daddy bare mohamet 🫂❤️🫀 :
@chica_gurl😩❤️ naxaristi o qof hada maqli jirten wa walasheyda an jecelahy,sithe ifahmeyso xiliyatha athag, sithe garapkeyga igasomuqato, marna imey derensinin hoyathey iney gawar idalin,farxada maanta an faraxsanahy ayatha aya kadambeysa dihi kara wa gawar iwareysato malinkeyga sithu aha waxa si gesinimo uleyahy waxa haysta walasha adunka ugufican,ugunaxarista bathan runti walafognahay moye qalpiga wathajir kanahy,wey iwanisa, runti kumasokowi kari awalkethi waxa kuleyahay abayo wad mahdsatahy,insha Allah wad isarki dona ani iyo athiga ❤️🥰❤️
2026-11-07 18:44:03
0
🦋 :
@💅🏻💃🏼 duni
2026-11-07 19:15:48
0
To see more videos from user @sheikh_warya, please go to the Tikwm
homepage.