@dawan_tv: “Anigoo ah Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, ayaan caasimadda dalkayga amni ku haysan.” — Baashe Yuusuf. #Somalia

Dawan TV
Dawan TV
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 07 November 2026 14:20:06 GMT
66178
7736
266
994

Music

Download

Comments

gobiwagalbeed
Zuhuura :
Waar umada usoo dhaaf dalkooda
2026-11-07 15:21:21
49
abdinajiibabukari
Abdinajib A Issak :
mar horaaa lagaaa rabay sheikh
2026-11-07 15:09:46
75
deeq008
Deeqsi :
wad so shaqaysatee welcome back home niyoow
2026-11-07 14:57:34
25
khalidchannel247
KHALID CHANNEL :
waa hadalkii sheekh shariif iyo xassan cali kheer 🥺🥺🥺
2026-11-07 14:30:13
66
warfaa30
𐒔𐒖𐒈𐒔𐒘🇸🇴𓃵 :
mrkii aad xilka haysay maxa intaas udhihi wayday bro hadi xilki laga qaaday xamar amni maaha miya!!
2026-11-07 15:37:53
12
tiger.s07
Tiger A.6🐅♛ :
xilka waa lagaa qaaday iska samar walaale[Tears of joy]
2026-11-07 14:53:14
78
engfarah252
Eng. Farah 范瑞 :
Somalia ineysan dowlad nimo kadoo dhawen waxaa ku fahmee, gudoomiyihii maxkamada oo doorasho beenaadka ansixin jiray ayaa hada na leh isla doorashadaas waa baadil marka xilka laga qaaday, misane kii magacaabay wuxuu markale sow magacowday mid cusub [Innocent][Cool][Embarrassed]
2026-11-07 15:08:43
11
abdull.15.0
Abdull⚡ :
Xasan waa in dalka laga badbaadiyaa 👏
2026-11-07 15:02:09
9
kh_shooli
Shooli :
Adoo kale waan fahanay
2026-11-07 15:22:28
7
midnimo_nr1
MIDNIMO :
wakaa ninkii maxkamada sare noo fadhiyay
2026-11-07 14:57:24
8
smart_101_kd
Hadda :
maanta anigoo aha aaa, anigoo ahaan jiray dheh[Tears of joy][Laugh approved]
2026-11-07 15:40:00
1
raadraac60
Raad-raac🇸🇴🦁 :
Ilinta iska tir abti. Waxaan Rajo beelnay malahan somalia 🇸🇴 hanoolato 🇱🇺❤️🇸🇴❤️🇱🇺🇸🇴❤️🇸🇴❤️Rajada way saraysaa
2026-11-07 15:19:09
3
baariyow1143
be :
No more 4.5 Somalia 🥰
2026-11-07 15:27:13
0
wirtzz7_77
T͢ʙʟ :
shalay marka xilga heysay maxa u hadli weysay
2026-11-07 16:04:10
1
cabdiqaadir041
Abdi Rahman Mohamed :
biri hargeysa kasugeynaaa inshalah
2026-11-07 15:07:20
3
mariainanuur
Maria ina nuur :
xasan Ali kheyre u cod ekaa
2026-11-07 15:14:25
0
user1265511352677
ورده امل🌹🌺🌠🌆 :
kan miya maxkamad u fadhiyey somali 💔💔
2026-11-07 15:02:29
1
garaad.saleebaan
odayga shanta somaliyed :
wax wayn ba ka qaldan sharciga
2026-11-07 15:45:30
0
xayesipoi
Xayesipoy WaaXanuun MacaanLeh :
hhhhhhhh
2026-11-07 14:46:22
2
nourdiin.cabdulaahi1
kama Dage☠️ :
godoomiye cusub noola kene aaamus bashiyow waqtigaga wu dhamde😂❤️
2026-11-07 15:37:50
0
dable.6
dable :
xilki la igaqadey
2026-11-07 16:03:44
0
hindiya.mukhtar2
Hindiya Mukhtar :
gadoomiyey guushu wey dhowdahay iska samir🥰🥰🥰
2026-11-07 16:03:48
0
queenstyle36
queen syle🥰 :
2026-11-07 16:07:42
0
maxamed.yare.7
Maxamed Yare :
2026-11-07 16:06:58
0
afcadeey8
Alecx :
Xilka waa laka qaday
2026-11-07 16:06:59
0
To see more videos from user @dawan_tv, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About