@qeys__qiso: Diyaar waaye #baladweyne🌴💉💯❤️🙏🌴

Qeys__Qiso🇸🇴
Qeys__Qiso🇸🇴
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 07 November 2026 14:53:55 GMT
15046
2991
72
50

Music

Download

Comments

eto8989
B4RUNO 💐💦🤴🏻 :
Nio dhali yaradan ha qaldinina waxan waa siyasad xun wala xalan kiraa lkn NAF lama soo celin kro 🙁
2026-11-07 15:52:24
22
xikmadside1212
Zack AhMett🇸🇱🦁 :
dhalinyaro qabiil haudhimanina aakhiro wax kuma.jiran hada qabiil udhimatoh aduunna sharaf kuma taal xal kale Hala raadsho
2026-11-07 18:24:10
4
namiiiiii93
Namii :
Kursi iyo xil dartii miyaa .willsha maskiinta Dagaal loo galinaya 🥹
2026-11-07 16:02:54
8
jakakaaliabdi1
jakaka Ali abdi 🇨🇦 :
gulystaaaaaaaaa hiraan steet🥰🥰
2026-11-07 14:58:42
0
tarzanzz0
mk :
Tolnimada macaanaa 😭❤️🇸🇧💯
2026-11-07 14:59:58
6
qadarabdibarre
marcos rojo :
wllkey qeys qisoow zhaqo qaran haayza guuleuzo 💯
2026-11-07 15:01:29
1
wardheere33
Nomad :
2026 iyo qabiil dib aa ulabateen
2026-11-07 17:12:39
0
taaraa...............boy
ṭååřåå ɓöÿ🇸🇴📚✍️ :
goorme ogatay Ina 1M heesto😭
2026-11-07 18:42:48
0
safiyoclaahikumaa
safiyo comndo :
guulesta wiilasheena👌👌👌👌❤️❤️❤️❤️
2026-11-07 16:42:25
0
calaa289
🇸🇴 :
𝐚𝐩𝐭𝐢𝐲𝐚𝐬𝐡𝐞𝐞𝐲 𝐦𝐜𝐧 𝐡𝐚 𝐥𝐢𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐞𝐲𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐫 𝐥𝐚𝐰𝐚𝐝 𝐦𝐚 𝐮𝐧𝐮𝐪𝐨𝐧𝐚𝐲𝐞 𝐚𝐩𝐭𝐢𝐲𝐚𝐚😭😭💔
2026-11-07 14:59:35
0
farhiyohasaan
faraxsan xasan :
guul iyogobonimo💪💪💪
2026-11-07 16:31:41
0
meyza2021
Maaya :
guuleysta
2026-11-07 15:03:47
0
hooyoy20
Aisha quurx08 :
guuul
2026-11-07 15:02:25
0
iza.nuur1
iza.n1 :
2026-11-07 16:09:21
0
anisa.aragsan8
Aniso aragsan :
2026-11-07 14:59:05
0
anisa.aragsan8
Aniso aragsan :
2026-11-07 14:59:03
0
xalane__boy
Adan Hassan :
Somaliyey xassan waa shaqsi eee cidanka yan sisata lagu milin plz dalkana yan la burburinin 🙏🙏
2026-11-07 15:05:29
1
ayeyakoris0
ayeyakoris0 :
inaa joogtinba idiin roon intey goori goor tahy
2026-11-07 18:46:07
1
omarahmedmaxmuud1
daadihyaha🇸🇴💯 :
ugaaska dhimasho kuma garab istaageeno asaga hadhinto kadib ayee nootahay ma aragno cid duulan nagu ma aragno alle ayaan kamagan galnay inaa qabiil udagaalo subxaanaka yaa cadiim madooneeno culaad madooneeno dabadhilifnimo imaaratna uma shaqeeneeno
2026-11-07 16:14:56
0
nimconaleyy6
🦋🫂 :
gushu waa hagina
2026-11-07 17:56:17
0
boqolyare640
Boqol Yare ❤️ 🖤 :
ragan marki hore wxe ahaayen halyeeyo lkn hada mel lagu tiriyo malaha sawabto ah shaqsi kursi doon ah ayee udagaalamayan eber wye
2026-11-07 18:10:17
0
user2222222222dara
Daaraa Pio :
ninki A.b dandansado asa ka war sugena [Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy]
2026-11-07 17:53:38
0
wllmaajid15
wll maajid🪖🇸🇴🫡 :
oo hada cidankii xds qebta 27 ma qabiil isku badaley adkatey 😂😂
2026-11-07 18:23:43
0
daahirowcalimaxamad
hir shabele joowher 🇸🇴🦅 :
waxaa tartiin waa arkeynaa hir shabeele baydhabo ookale maahin rag abgaala oo indha gaduudan aa joogo 💪💪💪💪💪💪💪
2026-11-07 15:23:41
0
To see more videos from user @qeys__qiso, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About