@garowe_online: Waxaa weerar ay so qadeen ciidan ka amar qaata xasan sheekh, khatar ku galay dhamaan garsoorayaashii maxkamada sare ee somaliya, waxaana mkhaati laga yahay in maalmihii ugu dambeeyay in Maxkamadda ay ciidamo hysteen. #gudoomiye_baashe_yuusuf_axmed #news #garoweonline

Garowe Online
Garowe Online
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 07 November 2026 15:10:55 GMT
55894
5144
89
621

Music

Download

Comments

xusni216
. :
7 sano aa xilka heysy amni mey ahyd
2026-11-07 16:46:18
9
hyrich34
Call me daddy :
Dawalda puntland way cambaaraysay ficilkaas
2026-11-07 17:14:40
7
drmohamudshiine
H.E. MOHAMUD MOHAMED MUSTAF :
Waxaan walaac weyn ka muujinayaa go’aanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu xilka kaga qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed, xilli Maxkamadda Sare ay gacanta ku hayso dacwad dastuuri ah oo uu gudbiyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed
2026-11-07 17:05:24
2
aniga745
ASAD 📚🎧 :
Sax weeye oo shaqadooda ayey qabsadeen awal ba maafiye ahaayen
2026-11-07 15:43:47
18
feyley39
feyley :
sorry baasha
2026-11-07 18:07:10
0
noorqojehussan
noor :
dowlad majirto
2026-11-07 15:54:21
8
ladanahmed23
Simoom Somali :
Somaliya yaa jogaya oo kunolanaya subxanallh
2026-11-07 16:42:16
1
nasri.diin.ali
Nasri diin ali :
jamhuuriyadu xagay joogtaa
2026-11-07 16:26:12
1
somalia1143
Somalia waa hal dal :
Very good
2026-11-07 15:26:01
1
maxamed05827
maxamed yuusuf :
٤ط
2026-11-07 16:57:29
0
user2008009268199
user2008009268199 :
gulaso
2026-11-07 16:34:52
0
abdu.rahman7420
Abdu Rahman :
😁😁😁
2026-11-07 16:46:27
0
xussen.aadan7
Xussen Aadan :
2026-11-07 16:55:29
0
user2008009268199
user2008009268199 :
gulso
2026-11-07 16:35:06
0
cabdulladhiifyuus
ابو ريان حمادي :
2026-11-07 17:02:56
0
abwaanahmedmahamu
abwaan qadladirir :
cano ka dhan dawladnimada somaliy waa tah
2026-11-07 16:04:38
3
xareed.xaleef
SaLiiF.77 :
qanunka kaynta waa hadalwayn[Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy]
2026-11-07 16:01:33
0
mohadoogle1
mohamed :
nin kaan in-laqaarijiyo ayaa fiicneyd
2026-11-07 15:46:11
1
mouna40028
Mouna400 :
illaahoow Somalia kala tagto yaa rabi meeshani maaha Casimad waa neeshii dadka saliida lagu gurayey
2026-11-07 16:03:54
2
haldor09
haldor :
Dowlada shaqa fican ayay qabatay imarad iyo cadawgaba wala qeyrinaya orod axmad islam iyo imaradka ad
2026-11-07 16:13:56
1
nuure1111
Abdul Nox :
Kan in la xirey aheed
2026-11-07 17:46:00
0
ibrahimdauud
Ibrahim fiqi :
Baashi kacarar meesha oo emirates aad qaainul waddan looma baahna. Somalia in ay 35 dhibka aad ku wadddiin looma baahna xassan shiikh cidnana dadka Somalia nabad bay baahan yihiin
2026-11-07 18:06:56
0
zakaria12b3
ǰ_ü_x̌_ä😶‍🌫️ :
aniga wax kale ka fikiraya hadii si calqilayan lo fikiro In 5 bil laga aamusna halmar la kacay I think waxba qaldan xasan wax buu qarinaya kana sidoo kale nio qasa waxaa qasasesin[Tears of joy]
2026-11-07 17:39:21
0
abdirahmanmuhumedsalafi
طیب :
xifdinta xifdinta Quraanka karimka iyo tafsirkiisa marabtaa
2026-11-07 18:01:12
0
abdiqani_9
Abdiqani :
Aftahan
2026-11-07 18:01:02
0
To see more videos from user @garowe_online, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About