@siidkeywadani: Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa magaalada Tripoli kaga qayb galay kalfadhiga 22-aad ee Ururka Bulshada Dalalka Saaxil iyo Saxaraha (CEN-SAD). Kalfadhiga ayaa diiradda lagu saaray dib-u-howlgelinta ururka, xoojinta iskaashiga gobolka, horumarinta dhaqaalaha, nabadda, amniga iyo isdhexgalka dalalka xubnaha ka ah.
wadani boy 👦🇸🇴🫡
Region: SO
Saturday 07 November 2026 15:35:03 GMT
Music
Download
Comments
mss dabare :
Mudane waziir Abdisalam Ali Adti guuuleyso
2026-11-07 18:20:31
0
Dr's Asia Mohamed :
guuleyso waziir Adeer mcn
2026-11-07 16:12:34
0
sandhere 148 :
🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡
2026-11-07 15:42:31
0
nasrina qurux :
2026-11-07 15:37:50
0
O+🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡 :
😇😇😇
2026-11-07 16:52:56
0
wll Ibra boss :
🥰🥰🥰
2026-11-07 16:07:19
0
faisa omar gacal :
[Heartwarming][Heartwarming][Heartwarming]
2026-11-07 15:51:09
0
misiis mariyo :
♥️♥️♥️
2026-11-07 15:48:42
0
cabdulahi dhure maxamed :
😇😇😇
2026-11-07 15:46:18
0
cabdi buule aadan :
😁😁😁
2026-11-07 15:40:36
0
queen leila👸 :
❤️❤️❤️
2026-11-07 15:38:29
0
BASHKA GOMOREY :
🙏🙏🙏
2026-11-07 15:37:18
0
🥷Dulmi Diid🇸🇴 :
💪💪💪
2026-11-08 04:10:35
0
To see more videos from user @siidkeywadani, please go to the Tikwm
homepage.