I was diagonised with type 2 diabetes three years ago. You just need to manage it with diet and exercise.
2026-11-07 19:56:10
3
Ruun ❤️👩🦰 :
Sokta waa xanuun wilkeyga 2sano jiro iga heysaa igu soo duceya inuu allha iga dulqaado🤲🏻🥲
2026-11-07 19:44:52
4
Zamish♥️💐 :
sonkortu wa cadow ale haka cafiyo ader😭
2026-11-07 18:28:25
97
B+ ❤️ :
Sokor cudur waye wiikeyga ayey heysaa igu soduceya onu ilahay iga caafiyo
2026-11-07 19:12:51
7
𝗔𝗖𝗘 𝗥𝗬𝗗𝗘𝗡𝗡𝗡𝗡𝗡🇰🇿 :
mxa Naga galay markaa 👍🏽
2026-11-07 18:13:05
5
Mohamed hassan :
Sokorta iney jirka cunto waxa kena badana exercise la’an iyo cunada sokorta e qaaska ah e sokortadana waxba udhimeynin inad cuni wayday cunada carbs le laga go’aa cunto kasta ma ahan lifestyle ka le iska hagaaji dawadana sida saxda ah u qaado aniga mudo 4 sana lanolahay wlhi alx cunadeda markan bilabay waba si qurxonadey 🙏
2026-11-07 20:06:36
2
umu mumtaaz👊 :
sonkorta ayadaba jirka cunta ilahayow ku cafii aniga abahey iyo walalkeyba wey qaban ilahayow dabelaha ka raaci 🥺
2026-11-07 19:41:58
1
KmM :
alle Haku caafiyo anigana waxaa ihaya cuddurka saddexaad ee noodhinto waana stroke illahay Hana caafiyo labadeenaba iyo ummadda muslimiintaba oo dhan ee xanuunsanaysa
2026-11-07 19:00:34
2
Ali mohamed 🇺🇲 :
Allah ha ku cafiyo
2026-11-07 19:14:21
1
فتح عبد ناصر 😍 ❤️ 🕊 :
adeer alaha ku caafiyo cafimad tama kuu rajaynaya 😭
2026-11-07 18:20:15
7
Said mahamoud 5 Steve :
Allah ha ku caafiyo
2026-11-07 19:26:12
1
Nafta🫀 :
Allow caafi 🤲🤲
2026-11-07 18:16:30
3
XALIIMA_CABAAS :
ilahey ku cafiyo wll mcn cafimat tam ah ku siiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭