Language
English
ุนุฑุจู
Tiแบฟng Viแปt
ััััะบะธะน
franรงais
espaรฑol
ๆฅๆฌ่ช
ํ๊ธ
Deutsch
เคนเคฟเคจเฅเคฆเฅ
็ฎไฝไธญๆ
็น้ซไธญๆ
API
Home
How To Use
Language
English
ุนุฑุจู
Tiแบฟng Viแปt
ััััะบะธะน
franรงais
espaรฑol
ๆฅๆฌ่ช
ํ๊ธ
Deutsch
เคนเคฟเคจเฅเคฆเฅ
็ฎไฝไธญๆ
็น้ซไธญๆ
Home
Detail
@951.sky2:
๐ฐ๐จ๐ถ๐
Open In TikTok:
Region: US
Saturday 07 November 2026 18:56:10 GMT
13
3
0
0
Music
Download
No Watermark .mp4 (
1.55MB
)
No Watermark(HD) .mp4 (
1.55MB
)
Watermark .mp4 (
1.42MB
)
Music .mp3
Comments
There are no more comments for this video.
To see more videos from user @951.sky2, please go to the Tikwm homepage.
Other Videos
๐๐ข๐ฌ๐ข ๐๐๐๐ ๐ฌ๐๐ฅ๐: ๐ ๐๐๐๐๐ก๐ง๐๐ ๐๐๐ก ๐ช๐๐๐๐๐๐ฌ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐ก๐๐ก! Maanta waxay ii tahay maalin farxad gaar ah leh. Waxaan fursad u helay inaan la kulmo Hooyo Cali Yare, oo igu leh abaal aan erayo lagu soo koobi karin. Waa hooyo aan xusuustayda iyo wanaaggeeda qalbigayga ka tirtirmayn. Ilaahayow, abaalkeeda uga gud, adigaa weyn, adigaa wax walba awooda. Aamiin. Si aan u muujiyo sababta ay hooyadani iigu leedahay maamuuska iyo abaalkaas gaarka ah, aan dib u milicsado dhacdo aanan weligay illoobi doonin. Waxay ahayd subax aroor hore ah, qiyaastii siddeeddii subaxnimo. Anigoo weli hurda ayaan maqlay cod igu leh: "War yaa Farxaan, kac! Waa lagu doonayaaye!" Waxaan weydiiyey: "Yaa i doonaya? "Cabdi Dheeroow, Wuxuu iigu jawaabay: shir baa lagaa rabaa. Kac!" Waxaan idhi: "Haye, aan quraacdo." Waxay igu yidhaahdeen: "Ha quraacane, ina mari!" Waxaan haddana idhi: "Haye, aan dhar xidho." Jawaabtu waxay ahayd: "Ha xidhane, ina mari!" Intaanan garan waxa socda, waxaa gudaha guriga soo galay istaaftii Cumar Ganbeele, oo la socotay Midkood ayaa yidhi: "War, qofka lala hadlayaa adiga ma aha!" Isla markiiba waxaa la igu bilaabay jidh-dil. Kadh! Kadh! Kadibna dug! Dug! Dug! Anigoo aan si fiican u fahmin waxa dhacaya ayaa la igu tuuray gaadhi qabaal ah oo bannaanka gurriga taagnaa. Waxaa sidoo kale bannaanka daarada taagnaa Hamdi Dheere, oo xilligaas ka tirsanaa dabagalka Madaxtooyada dhanka waxbarashada Gobolka. Hamdi Dheere wuxuu markii dambe noqday Madaxweyne-ku-xigeen xilligii Cabdi Iley, wuxuuna ka soo jeeday Gobolka Sitti. ๐ฆ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐๐จ ๐๐ข'๐๐๐ ๐๐ก๐๐ฌ๐๐ฌ ๐ ๐จ๐ฆ๐ง๐๐ค๐๐๐๐๐๐ฌ๐๐ Waxaan gaadhnay hoolkii shirarka, waxaana hortayda ka muuqday hool aad u camiran. Waxaa fadhiyey dadkii aan unasab sheeganayay marka laga reebo xubnihii kala duwanaa ee maamulka dib-u-curashada oo tiradoodu aad uga yarayd dadka kale ee hoolka joogay. Hoolka waxaa buuxiyey dad isugu jiray rag iyo dumar, shaqaale dawladeed, culimo iyo hooyooyin. Wax yar kadib, waxaa makarafoonka qaatay shir-guddoonkii. Isagoo dadkii hoolka fadhiyey ii tilmaamaya ayuu yidhi: "Waa kaas ninkii aan idiin sheegayay, ee Madaxweyneheenna Cabdi Maxamuud Cumar ku tilmaamay dilaa (Qaatil). Saw ma arkaysaan?" Kadib wuxuu u jeestay dadkii hoolka fadhiyey, isaga oo hadalka u dhiibaya si ay uga arrinsadaan waxa la iga yeelayo. Sida aan hadalkiisa ka fahmay, wuxuu dadka u bandhigayey in iyagu go'aan ka gaadhaan mustaqbalkayga iyo waxa la iga yeelayo. ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ก ๐ช๐๐๐๐๐๐ฌ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐ก๐๐ก Qofkii ugu horreeyey ee makarafoonka qaatay wuxuu ahaa sheekh ka mid ah culimada magaalada, oo si weyn looga yaqaanay magalada Dhagaxbuur. Sheekhu wuxuu yidhi: "Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar wuxuu inoo joogaa booskii Nebi Maxamed (NNKH). Qofkii wax ka sheegana wuxuu la mid yahay qof Nebigeennii Muxamed (NNKH) wax ka sheegay." Markaas ayuu hadalkiisa sii raaciyey in qofkii Madaxweynaha ku tilmaamay dilaa uu isagu yahay qofka mudan in la dilo. Wuxuu daliishaday aayado Qur'aan ah si uu hadalkiisa u xoojiyo. Hadalkaas kadib, waxaa makarafoonka qaatay dad kale oo tiradoodu ahayd in ka badan toban qof. Rag iyo dumarba way jireen. Mid kastaaba wuxuu ka hadlayey waxa la iga yeelayo. Inta aan xusuusto, dadkaasi waxay ku midoobeen aragti ahayd inaanan mudnayn inaan sii noolaado. Waxaa xaaladdaas murugada leh dhexdeeda ka soo dhex muuqatay hal qof oo keliya oo si cad uga hor timid aragtidaas. Qofkaasi waxay ahayd ๐๐ข๐ข๐ฌ๐ข ๐๐๐๐ ๐ฌ๐๐ฅ๐. ๐๐๐ ๐ค๐ข๐ ๐ข๐ข ๐๐ ๐๐ข๐ฅ ๐ง๐๐ ๐๐ ๐๐ข'๐๐๐ก๐๐๐ ๐๐ก๐ง๐ ๐๐๐๐๐ก Hooyo Cali Yare waxay si cad uga soo horjeesatay hadalladii iyo go'aankii dadka kale. Waxay isku dayday inay xaaladda dejiso, waxayna iga bixisay cudurdaar, iyadoo ku dadaalaysay in dadka hoolka joogay ay iga dhex cafiyaan, si aan xorriyaddayda ugu helo hab nabadeed. Waxay ahayd qofkii keliya ee aan maalintaas ka maqlay hadal iga difaacaya, xilli dadkii badnaa ay isku raaceen inaanan sii noolaan. Nasiib darro, dadaalkeedii ๐๐ฎ๐บ๐ถ๐ถ๐ป, ๐๐ฎ๐บ๐ถ๐ถ๐ป.
Muแปn da khoแบป mแบกnh, ngฤn ngแปซa lรฃo hoรก tแปซ sแปm mแปi ngฦฐแปi cรณ thแป tham khแบฃo em nร y nhen ๐ #Shopee #noidungduoctaitro
About
Robot
API
Legal
Privacy Policy