Language
English
عربي
Tiếng Việt
русский
français
español
日本語
한글
Deutsch
हिन्दी
简体中文
繁體中文
API
Home
How To Use
Language
English
عربي
Tiếng Việt
русский
français
español
日本語
한글
Deutsch
हिन्दी
简体中文
繁體中文
Home
Detail
@mirza5947: #allhamdulillah
🇬🇧باغی مرزا 🇬🇧
Open In TikTok:
Region: PK
Saturday 07 November 2026 19:09:13 GMT
2
2
1
1
Music
Download
No Watermark .mp4 (
0.76MB
)
Watermark .mp4 (
0.76MB
)
Music .mp3
Comments
ᥫ᭡𝐇𝐀𝐍𝐈💸🔱 :
🖤🖤🖤
2026-11-07 19:16:35
0
▄︻̷̿┻̿═━AحMED🥷 :
🥰
2026-11-07 19:13:09
0
🅢🅗🅐🅗🅩🅐🅘🅑, :
🥰🥰🥰
2026-11-07 19:11:49
0
Rehan Awan :
❤️❤️❤️
2026-11-07 19:22:50
0
To see more videos from user @mirza5947, please go to the Tikwm homepage.
Other Videos
#StormArena #FreeFire
#StormArena #FreeFire
𝗛𝗢𝗬𝗢 𝗖𝗔𝗟𝗜 𝗬𝗔𝗥𝗘: 𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗡𝗧𝗜𝗜 𝗔𝗔𝗡 𝗪𝗘𝗟𝗜𝗚𝗔𝗬 𝗜𝗟𝗟𝗔𝗔𝗕𝗜 𝗗𝗢𝗢𝗡𝗜𝗡! Maanta waxay ii tahay maalin farxad gaar ah leh. Waxaan fursad u helay inaan la kulmo Hooyo Cali Yare, oo igu leh abaal aan erayo lagu soo koobi karin. Waa hooyo aan xusuustayda iyo wanaaggeeda qalbigayga ka tirtirmayn. Ilaahayow, abaalkeeda uga gud, adigaa weyn, adigaa wax walba awooda. Aamiin. Si aan u muujiyo sababta ay hooyadani iigu leedahay maamuuska iyo abaalkaas gaarka ah, aan dib u milicsado dhacdo aanan weligay illoobi doonin. Waxay ahayd subax aroor hore ah, qiyaastii siddeeddii subaxnimo. Anigoo weli hurda ayaan maqlay cod igu leh: "War yaa Farxaan, kac! Waa lagu doonayaaye!" Waxaan weydiiyey: "Yaa i doonaya? "Cabdi Dheeroow, Wuxuu iigu jawaabay: shir baa lagaa rabaa. Kac!" Waxaan idhi: "Haye, aan quraacdo." Waxay igu yidhaahdeen: "Ha quraacane, ina mari!" Waxaan haddana idhi: "Haye, aan dhar xidho." Jawaabtu waxay ahayd: "Ha xidhane, ina mari!" Intaanan garan waxa socda, waxaa gudaha guriga soo galay istaaftii Cumar Ganbeele, oo la socotay Midkood ayaa yidhi: "War, qofka lala hadlayaa adiga ma aha!" Isla markiiba waxaa la igu bilaabay jidh-dil. Kadh! Kadh! Kadibna dug! Dug! Dug! Anigoo aan si fiican u fahmin waxa dhacaya ayaa la igu tuuray gaadhi qabaal ah oo bannaanka gurriga taagnaa. Waxaa sidoo kale bannaanka daarada taagnaa Hamdi Dheere, oo xilligaas ka tirsanaa dabagalka Madaxtooyada dhanka waxbarashada Gobolka. Hamdi Dheere wuxuu markii dambe noqday Madaxweyne-ku-xigeen xilligii Cabdi Iley, wuxuuna ka soo jeeday Gobolka Sitti. 𝗦𝗛𝗜𝗥𝗞𝗜𝗜 𝗟𝗔𝗚𝗨 𝗚𝗢'𝗔𝗔𝗠𝗜𝗡𝗔𝗬𝗘𝗬 𝗠𝗨𝗦𝗧𝗔𝗤𝗕𝗔𝗟𝗞𝗘𝗬𝗚𝗔 Waxaan gaadhnay hoolkii shirarka, waxaana hortayda ka muuqday hool aad u camiran. Waxaa fadhiyey dadkii aan unasab sheeganayay marka laga reebo xubnihii kala duwanaa ee maamulka dib-u-curashada oo tiradoodu aad uga yarayd dadka kale ee hoolka joogay. Hoolka waxaa buuxiyey dad isugu jiray rag iyo dumar, shaqaale dawladeed, culimo iyo hooyooyin. Wax yar kadib, waxaa makarafoonka qaatay shir-guddoonkii. Isagoo dadkii hoolka fadhiyey ii tilmaamaya ayuu yidhi: "Waa kaas ninkii aan idiin sheegayay, ee Madaxweyneheenna Cabdi Maxamuud Cumar ku tilmaamay dilaa (Qaatil). Saw ma arkaysaan?" Kadib wuxuu u jeestay dadkii hoolka fadhiyey, isaga oo hadalka u dhiibaya si ay uga arrinsadaan waxa la iga yeelayo. Sida aan hadalkiisa ka fahmay, wuxuu dadka u bandhigayey in iyagu go'aan ka gaadhaan mustaqbalkayga iyo waxa la iga yeelayo. 𝗛𝗔𝗗𝗔𝗟𝗞𝗜𝗜 𝗔𝗔𝗡 𝗪𝗘𝗟𝗜𝗚𝗔𝗬 𝗜𝗟𝗟𝗔𝗔𝗕𝗜 𝗗𝗢𝗢𝗡𝗜𝗡 Qofkii ugu horreeyey ee makarafoonka qaatay wuxuu ahaa sheekh ka mid ah culimada magaalada, oo si weyn looga yaqaanay magalada Dhagaxbuur. Sheekhu wuxuu yidhi: "Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar wuxuu inoo joogaa booskii Nebi Maxamed (NNKH). Qofkii wax ka sheegana wuxuu la mid yahay qof Nebigeennii Muxamed (NNKH) wax ka sheegay." Markaas ayuu hadalkiisa sii raaciyey in qofkii Madaxweynaha ku tilmaamay dilaa uu isagu yahay qofka mudan in la dilo. Wuxuu daliishaday aayado Qur'aan ah si uu hadalkiisa u xoojiyo. Hadalkaas kadib, waxaa makarafoonka qaatay dad kale oo tiradoodu ahayd in ka badan toban qof. Rag iyo dumarba way jireen. Mid kastaaba wuxuu ka hadlayey waxa la iga yeelayo. Inta aan xusuusto, dadkaasi waxay ku midoobeen aragti ahayd inaanan mudnayn inaan sii noolaado. Waxaa xaaladdaas murugada leh dhexdeeda ka soo dhex muuqatay hal qof oo keliya oo si cad uga hor timid aragtidaas. Qofkaasi waxay ahayd 𝗛𝗢𝗢𝗬𝗢 𝗖𝗔𝗟𝗜 𝗬𝗔𝗥𝗘. 𝗛𝗔𝗟 𝗤𝗢𝗙 𝗢𝗢 𝗞𝗔 𝗛𝗢𝗥 𝗧𝗜𝗠𝗜𝗗 𝗚𝗢'𝗔𝗔𝗡𝗞𝗜𝗜 𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡 Hooyo Cali Yare waxay si cad uga soo horjeesatay hadalladii iyo go'aankii dadka kale. Waxay isku dayday inay xaaladda dejiso, waxayna iga bixisay cudurdaar, iyadoo ku dadaalaysay in dadka hoolka joogay ay iga dhex cafiyaan, si aan xorriyaddayda ugu helo hab nabadeed. Waxay ahayd qofkii keliya ee aan maalintaas ka maqlay hadal iga difaacaya, xilli dadkii badnaa ay isku raaceen inaanan sii noolaan. Nasiib darro, dadaalkeedii 𝗔𝗮𝗺𝗶𝗶𝗻, 𝗔𝗮𝗺𝗶𝗶𝗻.
Will he eat mango?
🍰 Classic Southern Hummingbird Cake – A Slice of Heaven! 🌸✨ Ever wondered why this legendary Southern cake is everyone’s favorite? 😍 Made with ripe bananas, juicy pineapple, warm cinnamon, and crunchy pecans, this incredibly moist three-layer cake is covered in rich, silky cream cheese frosting! 🤍 Perfect for birthdays, holidays, and special celebrations, and you can even prepare the cake layers ahead of time! 🎂💕 Would you choose this over carrot cake? Tell us in the comments, SAVE this recipe, and SHARE it with a cake lover! ❤️ One bite of this Southern classic, and you’ll understand why it’s iconic! 🤤✨ The result? A beautifully layered, irresistibly soft, fruity, nutty cake with luscious cream cheese frosting and a delightful pecan crunch! 🍍🍌🥰 #HummingbirdCake #SouthernBaking #CakeRecipes #HomemadeDesserts #FoodTok
#fyp #foryou #موراليون_بلا_حدود🔥✌️🇸🇩🇸🇩🇸🇩💪🔥🔥مشتركة
About
Robot
API
Legal
Privacy Policy