𝐌𝐎 𝐇𝐀𝐉𝐈 :
Boodaaye waxaan qiraa inaad tahay nin garaadkiisu sarreeyo, bal waakaas Soomaali fahansii, Sharma isagaa dhib la nool oo qalbigiisu waakaasaa siduu u buuxo, ma jiro qof jecel inuu waalidkii dhalay inuu caayo iska jeclaado, balse sababta keentay cidna ma raadin dhibtaatada uu la noolaa cunug yar Hooyadii lasoo martay dhibaatooyin ay ugu horeyso inay usoo tuugsato isagoo aabihii nool yahay, kolleey inta inaga qarsan baa sii badan, Aniga ahaan Sharma kuma taageerin, caynta waalidka, balse waxaan hubaa balwaddaas uun baa xakameyn waysay, mana aaminsani xittaa caydaas inuu aabihiisa u quuri karay, balse bahasha balwadda la dhoho ayaa ah mid wadada kaasii lumisa, walaalkeen Sharma allaha ka madoobeeyo balwadda, dhibka uu lasoo korayne allaha qalbigiisa ka tir tiro insha allaah, Soomaaliyey idinkane u duceeya waa walaalkiin Sharma sidoo kalane waa wiilkiina, intaas yaan la hilmaamin, Sharma guuleyso Adigane my little bro.
2026-11-08 02:02:55