@enah_ahmett0: Ganacsi yar oo aan maanta bilaabay ma ahayn wax iska yimid, mana ahayn inaan lacag iska raadsado oo keliya. Waxaan ku bilaabay riyo weyn, niyad wanaagsan iyo hammiga ah inaan maalin uun noqdo qof isku filan, oo aan wiilkayga u iibin karo wax kasta oo uu u baahdo anigoon cidna gacanta u hoorsan. Waxaan rabay inaan noqdo hooyo awood u leh inay ilmaheeda baahidiisa daboolto, farxaddiisana qayb ka noqoto. Waxaan is lahaa haddii aan maanta dadaalo, berri waxaan arki doonaa midhaha dadaalkayga. Waxaan is lahaa ganacsigan yar ayuu noqon doonaa bilowga nolol ka wanaagsan, meel aan ka bilaabo dhisidda mustaqbalkayga iyo mustaqbalka wiilkayga. Ma doonayo wax badan oo adduunka ah, waxaan rabaa inaan shaqaysto, horumar sameeyo, wiilkaygana aan ku farxad geliyo waxyaabaha uu u baahan yahay. Laakiin wallaahi, mararka qaarkood qalbiga ayaa ku xanuuna markaad wax wanaagsan niyadda ku hayso, aad dadaalayso, haddana aadan arag natiijadii aad filaysay. Ganacsigii aan rajada weyn ka qabay ayaan durba dareemayaa inaan cidina wax iga iibsanayn. Mararka qaarkood waxaan is weydiiyaa: Ma guulaysan doonaa? Dad ma ii iman doonaan? Dadaalkaygu ma midho dhalayaa? Mise waxaan ku daalayaa wax aan weli meel gaadhin? Habeenno badan ayaan murugo la seexdaa, anigoo ka fikiraya ganacsigayga iyo sida aan u horumarin lahaa. Qofna ma dareemayo waxa qalbigayga ku jira, qofna ma ogaanayo inta rajo ee aan ku bilaabay iyo inta aan ka doonayo inuu guulaysto.

MARWA❤️
MARWA❤️
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 07 November 2026 20:37:49 GMT
62226
6996
217
323

Music

Download

Comments

saacidnaasir
Bogsiiye💕🤴🏻 :
wllo ila soo hadl habla aad ubadanba igu xiran ganacsigaagana korbaynu uwada qaadeyna waynu iibgeynaynaa baahi bini aadamna bakhtigaa ka roon ilaahy culeyskaga isaguunba dareemi karoo dabooli karee khafiif hakugu badalo❤️🥺
2026-11-08 00:12:07
321
quruxsan3245
fathi😍💕🤏🏾 :
wll xgee bad jogta wanku imanyna anago badane
2026-11-08 06:19:41
11
1.4.7.84
ᥫ᭡ :
hppti don't cry albta wan ka ibsanena inte jogta 🥺
2026-11-08 08:41:53
6
cumar1170
mame🐎 :
Sorry wlo
2026-11-08 09:31:07
0
silent_cazaam
𝑪𝑨𝒁𝑨𝑨𝑴⚘️ :
abayo srry wlhi qof ooynayo ma arko wan iska ilmeyni srrry😭
2026-11-08 03:50:57
11
paapa_isma5
ISMOW_🇸🇴𓃵 :
Marwoy Baayo wa Guuleysan Mesha rabtana wa Gaari I.a Adiga io wilkaga Farxad waarta ni Rajeynaa❤️🥹
2026-11-07 20:50:06
149
never_lose_uu
💤 :
Abyo quruxbdny wax wlpo we dhmanayan ha murugon pls🥹🥹
2026-11-07 22:39:05
0
fadxa.maxamed146
Fadxa Maxamed :
wad guulysn doont wlshy 🥰
2026-11-08 03:43:51
0
sheikh___hafeitt
Apdihafid🌟. :
Alle ha kuu barakeeyo dadaalkaaga ganacsigaagana ha kuu kobciyo Adiga iyo wiilkaagaba mustaqbal qurux badan ayaan idiin rajaynaya I.a abyo❤️
2026-11-07 21:52:21
44
aminnamohmett
A M I N A :
Ha ooyin abyo ilaahy wx wlbo aad jeceshahy ama aad rajeynysidna rbi hku rumeeye.
2026-11-07 20:45:17
34
falembo04
❤️ :
Gclo wlhi hdn Lcg hysto wn ka ibsan laha Lkn Wxn ku awoda inan ku dhiri gaLiyo I a adigo gulysty wan arki ❤️
2026-11-07 21:21:06
41
zakar1e
Zakarie :
May Allah bless your dreams abaayo insha allah one day riyoyinkga ilahey wuu ku rumenah and then istiqfaarta badi awooda istiqfarta ee ledahy muqalkan soo dawo 💗
2026-11-07 23:34:53
27
momeeyyy
yaaya🧚‍♀️🤍 :
Ala noloshydiih Amu hayga ooyine😭
2026-11-07 20:53:21
11
unique.x5
𝓐𝓶𝔂 :
Niyada Kheyr Usheeg Marway Gacansigag illhy haku barakeyo i.n Adi io Wiilkagaba Mid idin anafca alle haidinka dhigo Dadalkaga halka kasi wad wll❤️
2026-11-08 02:32:37
16
mahdiyaopthie.0
MaHDia🐎❤️ :
Wlalo Ha ooyin I.a waad gaadheysaa Halka rbto😭
2026-11-08 09:14:01
1
ityzerzahhel3_
Z𝓪𝓱𝓮𝓵x🐺 :
Waad Guleysan hunno❤️
2026-11-07 22:36:20
5
naaskisa..4l
َZ͢I⃡L⃡I⃡N⃡A͢🇪🇹 :
baayo ha oyin ma arki karw gabar oynese😭💔
2026-11-07 20:41:18
7
carfoneyyyy3
❥𝒹𝒽𝒶𝓁𝒶𝓁 𝒷𝒶𝒹𝒶𝓃❥ :
Hadan marsado wxyalo jidhka badala wn ka ibsan laha lkn Ilahay Wxan kaga baryaya inu Ilahay nlosha ku qurxiyo🥰
2026-11-07 21:20:41
6
saprynn
ᥫ᭡ :
Ilaahy sidad jeceshahy haku yeeelo abyoy❤️
2026-11-08 01:33:39
2
user.12aan
Aynozz💝🖇️ :
Wlhi Abyo wan ka iibsan laha hda isku magalo jogi Laheyn shiiit😭 wexe ahatabo never give up
2026-11-08 08:29:19
1
jalqzannn
Ncmma❤️ :
Wad guulaysn wllo inshalh ha niyad jabin ❤️
2026-11-08 04:02:20
3
inaapthi3
𝓘𝓼𝓻𝓪🩷 :
maxaad ibisaa mcnto aniga bil walba waxan u bahdo kaa ibsanaya wlhiye maxaa ibisaa😭
2026-11-08 08:04:52
3
naaaaj40
Najma💕 :
Abyoh wlhi wan kula oyay alle haku barakeyo gncsigaga ha is dhiibin hablaha burco gabadha dhirigaliya fadlan oo wax ka ibsada anu kenya ba joga 😭
2026-11-08 04:47:23
3
sanyare.jr___8
Opthie azEz khatter8️⃣𓃵 :
Inanyaro fariid ah oo rabta iney horumarizo nolosheda iyo ta ilmaheda yar ayad tahay nolosha wajiyada badan iska lehe samir alle waxan ku weydinaya cules walpa inu fudeed kugu badalo wll wax wlpa wayku hagaagi donan❤️
2026-11-08 04:14:21
2
To see more videos from user @enah_ahmett0, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About