@inamustaf09: Ma ogtahay in neefsashada aad hadda si caadi ah u samaynayso ay tahay nimco weyn? Anigu waxaan ahay qof la nool cudurka Asthma (neefta) mararka qaarna neefsashadu waxay igu noqotaa halgan🥹 Waxaa jira waqtiyo aan dareemo inaanan hawo ku filan helayn laabtaydu ciriiri noqoto oo neef kasta oo aan qaadanayo uu igu noqdo dadaal Waqtiyadaas waxaan fahmaa qiimaha ay leedahay neefsasho caadi ahi Waxaa laga yaabaa inaad hadda fadhido socoto qoslayso ama huruddo adigoon hal mar ka fikirin neefta aad qaadanayso Laakiin qof aniga oo kale ah mararka qaar neef caadi ah oo uu si fudud u qaato waa wax uu Alle uga mahadnaqo🥹 Sidaas darteed haddii aad maanta si caadi ah u neefsanayso ha u arkin wax iska caadi ah please Waa nimco Alle ku siiyay Alxamdulillaah nimcooyinka aanan dareemin ilaa ay nagu adkaadaan🥹
Alxmdulilah adigane alle haku cafiyo [Hands open][Hands open][Hands open]
2026-11-08 11:41:36
0
eqross 🥷❤️ :
Xitaa mararka qaar inaad hurudo aya kugu adkaneso waxaan alle ka baryaa inuu naga caafiyo tan la aanted xita suqa ma aadi kro wa qasab inan wato maalin hdey igu kicin habenki bey iga jaran thy xitaa in badan hdaan hadlo ama an doodo wa I dhamaatay neefta darted ban coll inan ku hadlo Saacado badan wa joojiye but alx 🥹💔
2026-11-08 09:44:17
5
rionasrdiin :
Alle haku cafio 🤲🏻 abayoh
2026-11-08 09:32:40
10
Seyid_cumar1 :
Alle waxaan kaga baryaya inu cafimad taam ah kusiiyo abaayo wadna mahadsan tahay sida aad ino so xasusisay nimcoyinka alle😭❤️
2026-11-08 09:09:49
12
fosiyo cader :
[Crying][Crying][Crying]alx
2026-11-08 11:38:35
0
Queen of her own Empire👑🥀 :
May Almighty Allah (swt) grant u all a cure that leaves nor illness 🤲😭
2026-11-08 08:49:11
0
. :
Ilhy haku cafiyow aniga neef ma lihi lkn gaas baan tabacan la ahay ilihy ha ii cafiyow anigan 🥺🤲🏻