@munasarabdir: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha oo Guddoomiyey Shirka Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xasan Shire, ayaa guddoomiyey shirka joogtada ah ee Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda, kaas oo qabsooma labadii toddobaadba mar. Shirka ayaa looga hadlay dardargelinta howlaha shaqo ee waaxyaha, dib-u-eegista qorshayaasha iyo waxqabadka, iyo sidii loo xoojin lahaa isku-duwidda iyo wada-shaqeynta waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda. Agaasimaha Guud ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay fulinta waajibaadka shaqo, hufnaanta maamulka iyo xaqiijinta qorshayaasha Wasaaradda ee ku aaddan horumarinta iyo xoojinta amniga gudaha dalka.

Munasar Abdirahman
Munasar Abdirahman
Open In TikTok:
Region: KE
Sunday 08 November 2026 09:46:46 GMT
1152
134
2
1

Music

Download

Comments

caddixarago
kaficade :
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
2026-11-08 09:53:36
0
queensumeyoquruxy0
Queen of sumeyo :
😇😇😇
2026-11-08 10:26:19
0
To see more videos from user @munasarabdir, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About