@salmasaalah7: marka hore wxaa umahadcelinaa ilhy marka xigta family walalo iyo asxaaab kuwaas oo garab ween ii muujiye waaku faraxsanhy inaaa heesto dadka aduunka igu wngsan sida quruxda bdn oo arooskeyga oo udhacay wxaa sbb u ahaa wilal iyo gabdho walaalehee aan kla qaadi karin beerka idinka ogsooni wlhi 🥹 wxaaa u mahadcelinaaa qof walboo hawenkeyga arooska usoo goosty tikit sacado safar usooo ahaaa malinkeyga inaa farxad ila qataan kuwaas oo ah walaalo iyo walidba Sidokle wxaa u mahadcelinaa fanaanita hawenki dhan iitagnaaa anoo kla qadeen 🫡 Ugu danbeen wxaa umahdcelinaa seygeyga Abdinasir salad ali mcn awaalkaga janno sidaaa ii ilaalisay oo iiga taxadarty wexee eheed wx aan la siisan karin malinkena inuuu qurux bdnado laf dhawar u eheed mcn ❤️💍🥹@Nasir #somalitiktok #salmasaalah2 #foryoupage

salmasaalah7
salmasaalah7
Open In TikTok:
Region: SO
Sunday 08 November 2026 12:58:35 GMT
226663
54742
897
1076

Music

Download

Comments

user6whoui1efw
𝓜 ᥫ᭡ :
Qoraalka Soo Nimanka Masoo Qori Jirin Mise Anaa umaleyey 😂😭
2026-11-08 13:22:58
2282
loyalgirll657
𝑵𝒂𝒔𝒔𝒚 ୨ৎ 🎀 :
Diyrrr Unoqo indd Vlog noso duubto dumashi😍❤️❤️
2026-11-08 13:06:36
1424
xillajano6
Janno :
Shaqada ninka adaba hayee abyoy 😭
2026-11-08 13:48:03
443
amranee3
Amran❤️🦋💃 :
Rugsan io reer San pyh❤️
2026-11-08 14:20:16
349
inaa.adaan0
Nàsĥà~°▪︎🫀 :
lkin qoralka saw niinku maso qori jirin😭😭😂
2026-11-08 14:57:16
53
nahma1212
najma نحمة :
ilahy hakuu barakeeyo aroskaga m.a abyo sorry wan kamaqnhy arooskaga lkn calamkii baa naga soo barejese m.a m.a Nasir +salma m.a🥰
2026-11-08 16:19:12
0
angelhoneyy7
Belal :
vlog io xajiga Aya manta cashadas usamenaya sugi la ahay 😅😭
2026-11-08 13:55:54
140
fahiima_bshr
himaa💋 :
wxa wax la sisto lahen sida quruxda badan u habenkaga uso dhamdy waa aroos tarikh gly wlhi dhisma oo dhaqma kuweygii🥹❤️💍
2026-11-08 13:15:23
132
nihaal9231
Meow 🐈🐱 :
Asaga larabay inu so qora intas 😳😂😭😂
2026-11-08 14:56:35
29
1.1.22.333
𐙚 𝒁𝒂𝒚𝒏𝒂𝒂🌷🎀 :
hada wixi masamesen😭😭
2026-11-08 14:54:04
62
wllozilboy
janaral salinba :
wllshie qurux bdan 🥰💚🫶
2026-11-08 17:47:18
0
ifsheala
SheallAA :
Reer xamarow xarafla B maxad W ugu badashaan 🤭. Hambalyo quruxeey
2026-11-08 13:32:44
49
caisha.abdi36
Caisha Abdi :
m.n hamplyo❤️❤️❤️🥰
2026-11-08 17:23:48
0
qurxsaneey
MISS TEAM 27 :
MASHA ALLAH CARUR KHYRQABTA I.A
2026-11-08 16:30:40
0
zabna_omar3
صابرين 🖤🇸🇴 :
hanplyo mcnto inkasto shaqdi ninka hayso😂🥹
2026-11-08 15:05:11
10
0.7.89.1
ʀᑌᗷ𝐚🖤 :
inaa arooso igu klifosaa salmoo😭😭😂
2026-11-08 13:04:21
60
aadanmursa
ina maclin :
mashaAlla
2026-11-08 17:39:51
0
palqes01
Ps💕 :
Byoy naasir shaqadiisa ada mrwlba kaga hormarysid wlhii tartiib hamblyoooo guurkiina🤍💍💍
2026-11-08 15:25:17
10
prttey_fatuush_diomond
Fatush❤️ :
Ilaah haku barakeyo arooski ugu horeyay an u ilmeyay wye msh allh❤️❤️
2026-11-08 13:48:00
2329
000...213
samiera :
hanplyo inkasto hugg nafta nogajarteen😂
2026-11-08 13:09:18
752
rahmarouhi2
Rare lady🪷 :
Salma abyo shaqadii ninka heysaa 😂
2026-11-08 14:19:27
28
liina2000
Liina :
gefkeena iyo geerideyna ilaahey ma kulmiyo🫀
2026-11-08 15:23:02
19
muscab12m
Muscab12 :
Congratulations guulesta 👏
2026-11-08 16:30:20
6
dacasey0
༆D͜͡A͜͡𝐂A͜͡𝒔E͜͡Y͜͡🇸🇴👸🏽༆ :
Hanabliyo Apyo isku wara Oo awld bari ❤️😭
2026-11-08 14:24:24
17
dauus.events.plan
Daa’uus events 💍👰‍♀️ :
Gurigaga ilhy kubarakeeyo hppti intas kabadan uqalanta hda awoodi laheyn wax intas kabadan wan kusameyn laheyn Mabruuk million times hppti❤️
2026-11-08 15:37:06
7
To see more videos from user @salmasaalah7, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About