@abdinuralimohamedphd: 2030 AI shaqadaada muxuu ka reebaa aad isleedahay? #somalitiktok

Abdinur Ali Mohamed, PhD
Abdinur Ali Mohamed, PhD
Open In TikTok:
Region: SO
Sunday 08 November 2026 15:50:54 GMT
39430
6402
48
325

Music

Download

Comments

abdalle97
ABDALLE AM10 🇸🇴 ❤️ :
Ai waa saxibky dhabta ah
2026-11-08 16:20:29
31
qaraambun
Ramadan Ahmed :
2030 inuusan waxba reebi doonin ayaan u maleenayaa.😅
2026-11-08 16:23:14
54
m.ibrahim.adam5
M.ibrahim Adam :
saacadaas anaaba AI a baranaa si aan AI u dhexgalo
2026-11-08 17:56:37
6
userabdiaziz1
Abdi Aziz :
ustaad website ma jira an ka gadan karo cashiro sida online wax loga gato an ka barto sida cali baba oo klay
2026-11-08 17:28:03
7
hamdi.ahmeduu
Hamdiina Ahmed :
Filimaanta Ai ah baan iska daawadaa gabadheyda igu dhahday hooyo waa Ai yaab dad caadi i qabay waaaba kala garanlahey
2026-11-08 18:48:02
2
majidmaim
Mohaa :
Aqoonyahan
2026-11-08 15:59:26
6
12679abe
rich.252🇸🇴 :
Short cut bu wax kasto ka dhigay
2026-11-08 17:49:51
4
6m5150
lama helaan :
aniga waa la sheekeystaa
2026-11-08 19:52:46
0
ciidxasannuur
Ciid Xasan Nur :
Google inaan Aado waxaaba Iiga dhaw Inaan Chatgpt Aado😂🔥
2026-11-08 20:59:24
0
farkos90
ciise madaale :
youtube maka hela video Gan
2026-11-08 16:18:52
0
drmaxamuudgaascade
Dr-Gaas, MD🧑🏾‍⚕️ :
Cajiib!
2026-11-08 16:52:18
0
engyyyyd1
yaxye :
xataa waa dhaqtar
2026-11-08 16:20:35
0
oomaar009
Oomaar :
Ustaad lkn adiga Ai Engineer ma tihid Software Engineer ma tihid sidee u qiyaasi kartaa waxa uu Ai gu sameyn doono iyo awoodiisa?? inta badan dadka articles ka ka qora Ai ga maba ahan dad Ai iska dhaafe xitaa computer basics yaqaana
2026-11-08 16:20:16
3
suldaan2988
SULDAAN :
mwalimu the first like and first comment 😂😂😂😂😂😂
2026-11-08 15:57:10
3
capitaano15
A.M.Y :
AI Shaqo hadii uu xitta badali doono in Africa heerkaas soogaarto madhawa oo maba yaqaanan sida dhabta ah ee loo adeegsado AI. marka waxa America iyo UK kadhacay,kadhacaya ama kadhici doona laguma qiimeyn karo xaaladda caalamka kale.💯 marka adiga oo Africa jooga in aad kabaqdo shaqo la aan ay keentay AI oo booskaadii gashay macquul maha💯
2026-11-08 18:36:29
1
mohaa..mohaa
MOHAMETT :
in ay saxtahy see lagu odaady😂😅
2026-11-08 18:55:28
0
alimohamedyare1
Ali mohamed Yare :
dagaalkii Iran wax AI lagu naqshadeeyay waa u ekaa iska daba wareegiisa
2026-11-08 18:53:06
0
axmad.cabdi4877
Axmad Cabdi :
AI SHAQO KAALA WAREEGE MAAYO EE ADIGU DADAAL
2026-11-08 18:40:33
0
baabahalista
Xaashi🫡 :
xildhibaan odeywaa iyo ninkaan maxay wadaagaan akhiyaarey?
2026-11-08 19:31:31
0
ugaas.badri.cade
Ugaas Badri cade :
❤️❤️❤️
2026-11-08 20:41:16
1
caruwud
ibraahim 6788 :
😂😂😂
2026-11-08 17:06:58
1
muktarbey293
Muktar Bey :
😁😁😁
2026-11-08 19:50:56
0
naturallife2000
feeling :
🥰🥰🥰
2026-11-08 20:20:08
0
abdicade41
Abdicasiis Maxamad :
🥰🥰🥰🥰
2026-11-08 19:02:36
0
minisom.abuukar
MOHAMED :
😂😂😂
2026-11-08 15:53:24
0
To see more videos from user @abdinuralimohamedphd, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About