taladaas aniga ayay I anfacday caawe
mahadsanid ingineeer
2026-11-08 19:32:15
134
M.Yahye :
Cilmi baan kaa faaiiday Eng
2026-11-08 17:32:14
567
Sacda Elmi Daamur๐ธ :
Engine sidee udhalayaaa๐ ๐
2026-11-08 17:47:08
163
Saed Hirsi :
Hadaan kiraysto engine ka iyo wixii la mid ka ah aniga la iima qabsan karo wixii si dulled usoo gaadha (physically) ayuun ba la ii qabsan karaa
2026-11-08 18:06:42
75
ITโS APEX โผ๏ธ :
Walhi waa runtii habeenbaa mid an habarwadaag nahay soo kaxaystay iyadoo guluubkaasi baxayo waanu waydiiyay ninkii ka kireeyay gaadhiga kiina wuxuu yidhi waa caadiye iska kaxayso isna safar 60km ahbuu ku galay gaadhigii engine cusub baa laga dhaliyay
2026-11-08 17:57:12
28
Abdikadir Osman :
waad mahad santahay Eng:
waa run.
2026-11-08 17:43:47
63
Dirham๐ธ :
halka laga xidhaya marka
2026-11-08 19:06:03
4
saki525๐ค๐ฅ๐ฒ :
Wan ku shaqeeya malinkasta zxp ku shirkadi leedahy hada ka hor mid geerash ah loo keenay oo wax dhiba ma keenayo ku yidhi xafiska Lakin Wan ku wadnaa hada anoo xoog usocda ayuu soo boodaa ilaa istagayo ma bakhtiyo[Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy]
2026-11-08 16:32:48
15
๐ฌ๐ช๐ญ๐ฎ๐แฐ :
Gaadhigeyga mustaqbalka ayaad ii badbaadisey ๐คฃ๐ฅฐ
2026-11-08 20:01:53
4
Aarka_guuxA :
de anigu waxan leyahay budhiga markan kiraysto lakin enginka malihi
2026-11-08 17:01:41
29
TRUCKER_BOY :
Walhi waan kiraystay isago baxaYa N ka dhig leewarka sii way damaYsaa