@hanadxikmaawi: Halkani waa Qaza. Roobab lixaad leh ayaa ka da’ay saacadihii lasoo dhaafay, dadka reer Qaza oo guryahoodii duqeeyn looga burburiyay goor hore iminkana ku hooyda teendho ayaa hadda roobabka kuwaayay inta badan teendhadii. Cid umaqan aanka ahayn Ilaah Subxaanah majiro. هنا غزة، حيث شهدت المنطقة خلال الساعات الماضية هطول أمطار غزيرة. فبعد أن دمّرت الغارات منازلهم في وقت سابق، واضطروا إلى الاحتماء في الخيام، جاءت الأمطار لتُغرِق معظم تلك الخيام وتزيد من معاناتهم. لا ناصر لهم ولا معين إلا الله سبحانه وتعالى. This is Gaza, where heavy rainfall has battered the region over the past few hours. After their homes were destroyed by airstrikes, forcing them to seek shelter in tents, the displaced families are now facing another hardship as torrential rain has flooded and destroyed many of those tents, leaving them exposed to the harsh conditions. They have no one to turn to and no one to protect them except Allah, the Almighty.

Hanad Jama
Hanad Jama
Open In TikTok:
Region: SO
Sunday 08 November 2026 17:33:36 GMT
22537
4123
61
210

Music

Download

Comments

kaneeco_12
￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ :
illhow wad awoodaye Adomadada Nolosha uhagaji😭🤲🏽❤️
2026-11-08 17:45:28
66
kaaluuuu1
Verratti🥷✨️ :
ilaah ha ugargaaro.🖤
2026-11-08 17:39:30
13
powerpoint025
ISMAN :
free palestine
2026-11-08 18:14:42
0
kadiye068
zekeriye14 :
قال تعالى في سورة الأنفال وماكان الله ليعذبهم وأنت فيهم وماكان الله معذبهم وهم يستغفرون hadii sidii qoomamkii hore goortey khalad sameeyaan loohalaagi jirey umada nabi muxamed loohalaagilahaa marhoraa leyna halaagi lahaa balkawaran dadka saas loogalaayo dawladaha muslimiinta oodhan wey iskadaawanayaan in aydhibtaraan maahe waxaase iigu daran dadka umadaan islaamkaa dadkii saas ugaley rafiiq la aha oo madaxdoodii soodhaweyna
2026-11-08 17:45:42
10
dheeman4573
Dheeman❤️🌹 :
Rabbi gargar deg deg ha siiyo garbkoodna ha galo
2026-11-08 17:57:31
5
zayga.gung
ⓢⓗⓔⓘⓚⓗⓐ👳🤑 :
roob kaso kle ilahow bosaso keen[Heartwarming]
2026-11-08 17:54:02
2
n1cat22
N1 CAT :
guys i wait 3 years for her and she said i am lesbian.
2026-11-08 17:55:59
1
inabaskoooool
Khalittț M○ Alĺi🖤😍 :
Qaza Ma Hal Magaalo Mise Waa Gobol👉🏿🙌
2026-11-08 17:41:47
3
obsessedwith_m0m
¹𝐀𝐋𝐁𝐀𝐱𝐱 :
wadnaha ku istaag hadaa icaayi weyso❤️😋
2026-11-08 17:38:59
1
4zo77
ᗩZØHIᑎØ🇮🇱 :
mxaa naga galay markaa 🥰🥰
2026-11-08 18:25:27
0
kittymi4w_54
N/ن :
supxanalah yaa rabbi u gargaar adoomada
2026-11-08 18:08:27
1
saaho7770
Real woria 🐪 :
Yaa Allah wey rafaaden awooda tusii kuwi sidaa ugalay
2026-11-08 18:14:56
2
bintuahmett1
مريم🤍🦋👑 :
ilahay Adoo Madiisa u jecel yhy wuu imtixamaa imtixaan kaasna waxay oga gudbaan samir io kalsooni ay Alle ku qabaan ilahay Ha ugargaaro 🥺🤲🏾
2026-11-08 17:55:17
1
hutha502
HUDA/هـــــــدى✨🤎 :
😭😭😭Yaa rabbi reer qaza ugargaar. ألا إن نصر الله قريب
2026-11-08 17:38:32
2
updirahman542
Zavian🇰🇪❤️ :
nolosha Gaza🥹💔
2026-11-08 17:38:26
0
muhyaden
muhiodin __ 🐎 :
ilahay wa awoodaa si dhakhso ah e Muslimiinta kle lagu imtixamayaa 😞
2026-11-08 18:26:51
0
_kdb__7
Unknown Gem :
ya Allah awodad kugarab istag
2026-11-08 18:28:27
0
jaaduu143
Jaaduu :
allahu akbar yaa rabi one second waaad awooda inaa gaza xureyso rabiyow cududooda uso celi adoomadaadi waye anaga wllahen waye wee dhibtooden ee rabiyow dhibta ka qaad 🥹😰😰🤲🤲
2026-11-08 18:28:51
0
qadrmohan
rafa🦕🫅 :
ilheyow u gar gar adomahgii wye💔🤲
2026-11-08 18:29:28
0
alishacadey7
Carwo tayo :
Ax wlhay reer qasa gargaar way wayeen ax allow adaa umaqane umiciin😭😭😭
2026-11-08 18:22:21
0
zaak195
isxaaq@🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 :
sorry wlaaha falstiin
2026-11-08 18:25:32
0
nuclear__poi
nuclear gamer 🔥🎮نكلر بوي :
ialhayow faraj kahayr qaba ugu badal adumadama🥰🥀
2026-11-08 18:24:35
0
nafyar080
❤️🥰 :
illahow adhaa weyn illahow adhaa awood badana ah illahow adhaa naxarista ah illahow ugargar Yaa raab 🤲
2026-11-08 18:29:54
0
hossein.mohamed18
🌎🤍 :
ilahay haw gargaaro
2026-11-08 18:22:53
0
ayeeyokorisg1
نجمة👑🫶🏽 :
Ax ax😭😭
2026-11-08 18:27:26
0
To see more videos from user @hanadxikmaawi, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About