dowlada Somalia ayaa fursada maalgashiga beeraha haysata argagaxisa maalin hadii lagu wada kaco waa la dhameyn karaa fursadaasna waa noo furantahay labada webbi iyo dhul waa haynaa
2026-11-08 19:31:01
14
m j Eid🇸🇱🇸🇴🐧❤ :
Barda somaliya ka ficaan
2026-11-08 20:58:52
3
PMA :
Exactly. It's the same story with 🇸🇴 bananas too
we have the potential to produce our own, but local farmers are getting crushed. Wa wax laga xumaado.
2026-11-08 22:06:51
1
ilkacase🇸🇴🇩🇪✌️ :
Shiida nahaya kuleyiihin xagee lacag lagu arkaa marhadii lacagtii oo dhan aan ethopia wada siinay
2026-11-08 19:37:54
7
mucaad :
dadkeena taxable katageen Wana qaladka ugu weyn
2026-11-08 20:43:24
1
tima jilac fruits :
waa fikir fiican lkn aaway dadkii fahmi lahay [Innocent]
2026-11-08 19:15:25
3
Meme :
2026-11-08 20:25:37
1
Cabdi tuure :
xaqiiq waye😳
2026-11-08 20:13:21
1
xamuudi :
51000000*0.3 51 million kg waye per kg hadii la dhaho 0.3 waxa so baxee 15,300,000
2026-11-08 19:59:57
0
la uh :
asc
2026-11-08 19:15:44
0
𐒣𐒣𐒣𐒣𐒣𐒣𐒣𐒣 :
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
2026-11-08 18:21:46
0
zakabdi77 :
Dadka adigo kle ah ba follow uqalmo 💯
2026-11-08 19:27:25
2
Camila🍁 :
Sido kle hindiya 100 million ayaa sanad walba uga baxda dhakhtar ahaan somalida [Perfect score][Perfect score][Perfect score]
2026-11-08 18:21:59
4
D-maanta :
waa lagu beeri karaa lkn dhulka inta ugu badan argigixada aya heesata sidoo kale tuugo aya joogta o dhulka aan laga beeran karin o heesta isbaarane wee u dheertahay xitaa hada lacag hesato a rabto ina baradho beerto lacagtada kala bar wexe kaaga baxee isbaaro dhulka beerahane waa qaali lama goon karo xita dhulka beeraha e usa waxa ka qaalisan kan somalia
2026-11-08 18:41:49
0
Khalett :
taas waxa ka daran 19,355 tan oo moos anola soo doofiya 🤣
2026-11-08 20:25:56
0
☆ :
somalia intii tayada io wax Tarka io fikirka lehed adi camal ah waddanki we isaga hayaamen pro mid aaN waxba qorin aan aqrin lee wadankii iska Maallmulanaya xaqiiq wa Quuus
2026-11-08 21:32:36
0
cabdi :
Waa sababta argagixisada dhul beredka ugu badan eey igaya ujogaan
2026-11-08 21:32:35
0
Its Him Y :
zxb dad ganacsato reer hiiraan ayaa meshaas fursad ka arkey isku dayey in ee maalgashtaan baradhada lkn beerihii caqabad ee kala kulmeen lama ogolo as ethiopia iyo dad dowlada somalia ahba ma ogolo marka qofkii isku daya ganacsigaas caqabado badan ayuu la kulmaa
2026-11-08 20:55:46
0
Hanna🦢🥀 :
Hdee ugu talo galaan weba nadili kataan bardhada eeba sun nogu dari karan be
waxaas waxa ugo fudud ino dhalinyarda dab ku shido sido asiga u noqon lahaa madaxwayne ama siyaasi …beeraaley ino noqdo wuu ka faana ma oga ine uga qeer bdnthy waxyalaha qaar…lkn waxa qaldan kwa dabaalada u dhimanayo dano aa dantoda ihen
2026-11-08 18:48:10
0
biikey jr :
👑👑👑
2026-11-08 22:14:17
0
Mahrez🇸🇱❤️ :
@22🕷️ kwrn
2026-11-08 19:49:16
0
To see more videos from user @axasan7, please go to the Tikwm
homepage.