@maxkamada_somaliland_1: Wajigiisa waxa ka muuqata geesinimo badan iyo dhiiranaan waa helyeey dhiigiisa iyo caqligiisaba iyo waqtigiisaba uhuray Somaliland ooy ku calooben dawlado badan oo geeska ah iyo dibadaba waxan urajaynaya cimri dheer iyo caafimaad, Madaxwaynaha cusub cabdiraxmaan waxan rajaynaya inay wax walba uhagaagi doonan insha alah dhamaad 🙏
maxkameda_somaliland
Region: SO
Thursday 12 December 2024 17:09:28 GMT
Music
Download
Comments
ayuub 🧃. :
Absolutely good luck Mudane ❤️🔥 and welcome mudane madaxwayne cirro 🫡❤️🦁
2024-12-14 23:01:53
4
Nagy :
mbc is not easy 😎
2025-01-03 17:19:13
0
ARAB YOUR BOSss :
😎✨Libaxxx😎✨🥰🥰🥰🥰👈
2024-12-13 05:39:08
0
بنتو حاجي حسن :
lion🦁💪
2024-12-13 09:22:01
0
duuliye lander🔗🫂🌟 :
anigoo waxa dili kara duco qaadan mayo🔥
2024-12-12 17:47:07
130
𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝.𝐂𝐌🦍🐒 :
anigoo wax dili kara duco qadan mayee😎😎
2024-12-12 17:59:12
60
Zimpa03 :
Kaa Koofiyada Xidhan Muuna Ahayn Darawalkii Muuse Biixi😂😂😂
2025-01-01 06:50:44
5
Dawac 🔥Sanbuur 🦊 :
60 sanno oo halgana isaga iyo ina kaahin waa mahadsan yihiin inay noloshooda qaybta u weyn dadkooda u hureen halgan iyo siyaasadba 🔥
2024-12-13 16:17:40
38
Moh Yahye💞 :
aniygoo wx dilinkara duco qaadan maayo MBC 🥹😰
2024-12-16 00:32:26
6
hamseismaail :
Jaaryadiii ama Adoonti ina waran cade ninkiii soo Xabsiga qasriga ka soo daayey MBC buu ahaaaa la soco taaana
2024-12-13 12:28:01
7
Bushi caTtt 🎀👄🫶🏽 :
ma muuso kLe 🔥
2024-12-12 17:38:47
6
Goat Official 💚💭❤ :
anigo wax dili kara duco qadan mayo landhere👈💯🦁
2024-12-12 19:41:19
19
M❤️ :
Muj Muuse Biixi Cabdi : Qaranimadu wa geed ka baxa dhiiga Geesiga 🔥
2024-12-31 22:37:59
8
najiib :
duli ilahay aya kursiga dhafiyay Dilaaa
2025-01-01 13:28:24
0
hiigsi nololeed :
ninka kofiyada xidhan manu ahayin cagjar
2024-12-23 17:27:17
0
Jamal Said :
War Cirro halitaagero, Muse bad kuwashen
2025-01-01 12:33:27
0
FAYUS🦁🐯 :
mar Hadan lugahayga ku carabi karayo mar Hadan afkayga colada ku dhafo waxaba hay calacalin abo MBC 🔥🔥🔥🔥
2025-01-01 09:07:33
0
KHALID BADAL ABDI KANI♥️☪️🫶 :
Ar wxbana kama muuqato Nacaska BiLaa AbaaLka ah Ninkii soo Gacan Qabtay ee aduunyada baray ayuuBa uMurogn La'yahbee
2024-12-15 18:34:54
0
LUIZ__DIZ___7🇨🇴 :
ciro caga baruur meyey
2025-01-20 15:03:05
1
Apdurahmaنow 🌴🎭🦅🔥 :
M B C 🔥🦁 Spsa
2025-01-22 09:29:20
0
𝗟𝗘𝗔𝗗𝗘𝗥👨💼𝗠𝗘𝗡🇬🇫 :
Cimri dheer io cafimad qab MBC💪
2024-12-13 04:07:19
4
XASILIYE 🔥 :
60 sano nin dagaal ku jiray. 🫡 aabo wanu ku tabnayee jiro jog
2024-12-27 00:56:05
2
Djsubeer🦍 :
Anigo wax dili jara duco qadan maaye dabci qorigu hayfaro🦁🫡
2024-12-13 09:49:25
3
𝑶𝙋𝕯𝒊𝑹¡𝒁𝐀𝐀𝐐 🦁 :
Anigo Wax diLi. kara Duco Qadan Mayo Mid Ka Mid Ah ereyadih Madaxweynaha🫡🔥
2024-12-12 22:59:29
3
SAMIYA 😏 :
muuse biixi cabsi cabsi 😂
2025-01-08 09:59:02
1
To see more videos from user @maxkamada_somaliland_1, please go to the Tikwm
homepage.