@ilhamsyn1: ciihh nyiprat 💦 #crf150supermoto #barudaklosantos

DUTATURU
DUTATURU
Open In TikTok:
Region: ID
Sunday 15 December 2024 08:02:27 GMT
2445
771
4
2

Music

Download

Comments

afriyanti558
Afriyantii :
kece gini 😝
2024-12-16 21:52:43
1
wnd_d
Wind :
Duh nyiprat 😭
2024-12-15 10:11:46
1
To see more videos from user @ilhamsyn1, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Ma ogtihiin Nabadda gudaha in ay ka wanagsan tahay waxkasta oo shaqsiga ku saabsan. Ma ogtahay iyada in aysan lahayn qalbi wax xakameen kara, u dulqaadan kara dhibaatooyinka nafsadeed, xamili kara caqabadaha aan sahlaneen ee soo wajaha, xitaa aan u adgeesan karin canaan yar. Bal qiyaas qalbigaas hadii uu cabursanyahay sanado aad u badan, qof nuucee ah  bay gudaha ka noqon kartaa? Daqiiqad waliba waxay raadisaa in yar, meel dagan ama qof u nugul oo ay ku nafisto.  Ma ogtahay xaaladahaas adag ee wajahayso in ay u baahantahay garab ay ku ooyso oo ay ku faarujiso waxa gudaheeda gubaya. Waxaa laga yaabaa qof in ay heshay is tiri waad ku dagi doontaa agtiisa, balse holoc cusub ku shiday laabteed, ugana dhaqaajiyay dhalaan yar oo u horseeday caburnaan iyo xanuun hor leh. Hadda qoftaasi ma waxay kula tahay in ay caafimaad qabto waxaa laga yaabaa in dhalaalka iyo dheeheeda aad yaabayso oo aad is leedahay bal hawraarsan dheh. Ayaan darrase waa ruux dilan, taahaya, ka damqanaya ereyada qaar oo laga yaaba kaftan ahaan in aad u tiri, dab aadan xitaa sawiran karin ayaa gudaheeda ka holcayo. Nafsiyan waxay u sameesan tahay ruux u baahan in si dagan loo dhagaysto, la dhayo boogaha ruuxdeeda ku duugoobay. Waxaa laga yaaba in fursad yar oo ay ku hadli lahayd aad ka hor istaagtay, ma ogtahay si kasta oo ay u hesho fursado kale aysan dib uga hadli karin waxyaabihii ay rabtay maalinkaas inay gudahaada ka faarujiso si caburnaanta saa'idka ah isaga nusqaamiso.  Waxaa laga yaaba ilbiriqsiyo yar oo ay ku nafisto in ay u baahneed balse aad ka biyo diiday. Waxaa laga yaaba in ay agtaada daganaasho ka soo raadisay, ka waran hadii aad culees kale ku siyaadiso qalbigaas daalan, bal ma qiyaasi kartaa heerka caafimaadka qofkaasi gaarayo. Quluubta qaar waa sida dhalaan yar oo doonaya dhibta in laga dhowra. Waxaa laga yaabaa daalka nafsadeed ee haayo in uu daaweeyo daqiiqad inta gacanteed aad qabato oo ku tiraahdo ma caafimaad qabta, wax ku dhibaya amay jiraan, si dagan oo niyad sami ku jirtaana u waraysta. Ma ogtahay naxariis badan in dumarka ay bahan yihiin?? #Dumarka-naxariis u muujiya❤️

هجرة إدريس عليه السلام من أرض بابل إلى مصر للشيخ محمد بن علي الشنقيطي هجرة إدريس عليه السلام من أرض بابل إلى مصر للشيخ محمد بن علي الشنقيطي: في هذا الفيديو الرائع، الشيخ محمد بن علي الشنقيطي يسلط الضوء على قصة هجرة النبي إدريس عليه السلام من أرض بابل إلى مصر. يشرح الشيخ بتفصيل كيف أن إدريس عليه السلام واجه الظلم والكفر في بابل، فقرر الهجرة بحثًا عن أرض أكثر إيمانًا وتقوى.  #قصةإدريس #هجرةالأنبياء #تاريخالإسلام #الشيخالشنقيطي #فيديوديني #درسديني يوضح الشيخ أن إدريس عليه السلام اختار مصر كوجهة له، حيث كان هناك أناس أكثر استعدادًا لقبول دعوته. وقد نجح في نشر التوحيد والعبادة الخالصة لله تعالى في مصر، مما جعله يحظى باحترام وتقدير كبيرين. #هجرةإدريس #مصرفيالتاريخ #نشرالتوحيد #دعوةالأنبياء #فقهالسيرة إن هذا الفيديو يمثل درسًا مهمًا عن صبر الأنبياء وثباتهم على الحق، حتى في وجه الظلم والكفر. كما يعكس الحكمة الإلهية في اختيار مصر كملجأ لإدريس عليه السلام، وتمكينه من إقامة دعوته هناك بنجاح. فعلى المسلمين اليوم أن يتعلموا من هذه القصة ويستلهموا منها العبر والدروس. #درس الصبر #حكمةالله #قصصالأنبياء #تعلم من التاريخ #فقهالسيرة #قصةإدريس  #هجرةالأنبياء #تاريخالإسلام #الشيخالشنقيطي #فيديوديني #درسديني #هجرةإدريس #مصرفيالتاريخ #نشرالتوحيد #دعوةالأنبياء #فقهالسيرة #درسالصبر #حكمةالله #قصصالأنبياء #تعلم من التاريخ

About