@ybq.22: لاتركزونن😂😂😂. #امطار #الرياض #العليا #explore #ryadh

- ععَبداللۿ.
- ععَبداللۿ.
Open In TikTok:
Region: SA
Wednesday 17 December 2025 04:34:51 GMT
156957
4876
62
1022

Music

Download

Comments

1.3xoi
🦌 :
انت سسعودي؟
2025-12-18 08:49:00
9
.14.xx
𝑺𝑨 :
بالخبر ذا المكان؟
2026-01-20 19:18:14
3
at_4400
عطالله :
العليا 😮‍💨
2026-08-01 13:18:21
1
soo.581
سَ :
ابي المقطع لاهنت
2025-12-17 16:17:14
2
iil7ry
r á :
هذا بالرياض؟
2025-12-17 18:44:14
4
aooo060
𝕸𝖎𝖒𝖎 :
ابي زي كذا اركض تحت المطر
2026-01-20 17:59:51
1
kl7.m
Kahled :
يعطيك العافيه على المقطع انا راعي الكامري السوداء ههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههه
2025-12-18 00:25:44
1
xw.2n
% :
يلببى نجد ❣️
2026-01-21 16:06:29
1
queen44.8
لــــًورا 🏌🏻‍♀️🀄️. :
طيب هو محلي الفديو 🥹🥹😭🤍
2025-12-31 19:30:47
4
ib_oio
محمد الشواطي ⁵⁰⁵♯̶ . :
ماشاءالله 😍😍
2025-12-30 18:57:07
2
qa_wj1
جارالله الحبابي :
ههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههه 😂🤍 .
2025-12-17 22:06:22
3
705_s5
(M)🦌 :
يجيب الله خير
2026-01-29 08:17:30
1
riu9ii
REE :
يارببببب هالحظه مطر وانا بشوارع الرياض 🫦
2026-01-20 19:41:24
0
lost.5779
Online now 🟢 :
مشاءالله ❤️
2026-01-20 17:44:36
1
qhtoc
qhtoc :
أنا ابو جاكيت ازرق نبي نلحق على المترو لا يقفل
2025-12-20 15:52:40
3
ggooii30
محذوف الحساب :
وش اسم الشارع
2026-01-21 23:43:05
1
ll.4eu
𝐑 :
الي يعدون😂
2025-12-25 22:54:00
1
lxs.e1
جابر|Al Qahtani :
ههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههه😂😂
2025-12-17 16:14:28
1
9tvb
❣️ :
ي حبيبي حكمت و خلي حكمك ععدل💙
2026-01-31 01:46:22
0
ybq.22
- ععَبداللۿ. :
دومم.
2025-12-17 17:38:50
0
.ellen373
Ellen 🇸🇦 :
🥰🥰🥰
2026-07-31 14:05:31
2
fahdaah95
🤎🌴 :
😂😂
2026-04-11 20:39:25
1
xw.2n
% :
☹️☹️☹️
2026-01-21 16:06:13
1
.x7_i1
m17-tv :
😂😂😂😂😂
2025-12-31 23:41:16
1
To see more videos from user @ybq.22, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Caawa waxaan doonayaa, inaan dhex tego markii aan ahaa
Caawa waxaan doonayaa, inaan dhex tego markii aan ahaa "Magoosha nool" waayahaygii wanaagsanaa ee wacnaanta ku caanka ahaa, waxaan dib u milicsanayaa maalahaygii laabtaydu nadiifta ahayd, qalbigayguna xariirta ahaa, maskaxdayduna u diyaar ka ahayd aqbalitaanka xaaladkaste! Xilliyadii jacaylku ii fududaa, aaminaaddu hal qabsigayga ahayd, cafisku wax qabadkayga aan ugu jecelahay ahaa, niyad jabku iga xaraanta ahaa! Waxkaste oo wanaagsan aan guntiga ku qaadan jiray, gebi jiritaanka xumaantana aanka tiray maankayga! Waxaan markale bookhanayaa, khaanadihii qalbigaygu uu ukala samaysan jiray ibnu'aadamka! Cafi wuu khaldami karaaye, u sabir wuu kabaxayaaye, u dulqaado wuu is bedelayaaye, u naxariiso wuu u baahanyahaye, u hur wuu u qalmaaye, ku kalsoonoow wuu ku jecelyehee! Dhammaantood waxay u eegyihiin kuwo dugoobay, caaryada korkooda saaran, dhaska iyo daxalka guudkooda ka muuqda ayaa ku tusaya inaysan hadda noolayn! Waa dareemo dhammaantood dhintay si iskood ahna u burburay! Aynu eegno dacalkii cudurdaarka! Waxaan arkayaa inay halkani cidlo tahay meeyay cudurdaarkii? Ma joogo! Waxaan filayaa inuu baaba'ay xilligii aan cadaadiska ku saaray wixii awoodisa ka baxsanaa! Haa dabcan immisa jeer ayaanku khasbay hawl aantiisa ahayn? Immisa jeer ayaan indhotirkayga inuu aqbalo ku khasbay oo uu habboonkiisi waayay?! Aheey cudurdaar iga raalli ahoow maan garaynin qiimahaaga iyo habboonkaaga midna! Weli waxaan raadinayaa albaabkii rejada! Ku aaway rejooy, maxaad uga maqantahay?! Ma waxaad ka dashay sugitaanka! Mise waxaad dareentay in aanan mudnayn sugitaanka? Miyaan kugu darsaday dhaawacyadii ay naftaydu la daala dhacaysay mise si iskaa ah ayaad adiguna iiga burburtay! Maxaa lagu falayaa qof aan sugitaan mooye xalkale haynin? Maxaan wakhtiga ugu luminayaa mid aan diyaar u ahayn is bedel? Mid laga tagay oo doonaya sugitaan aanu dammaanad u haynin xilliga imaanshaha? Wakhti hayga lumin fadlan! Wan ogahay kolayto intaas ayay iska leedahay qalbiga. Waayehee! Nafyahay siddee ayay macne kuugu samayn karaan adigoo waxkaste oo macne lahaa kugu dhex burbureen? Sideed se u rabtaa inaad macaan ka dhadhamiso macnaha! Adigoo huridaadi lagugu dilay, dareen bixintaadi lagugu qudh gooyay laguu sheegay in halgankaagu uusan adiga kuu dhaafsiisanayn! Hubaal dhaawaca ayaaka ka fudud dilmada dareennadaada! Bal eeg hadda waxba macne kuuma sameeyaan, goobihii aad jeclayd imaanshahooda, lugtii kaymaha, ciyaarti roobka iyo kabankii qaraamkaba waxba kuma dareentid! Kii aad wehelkiisa kusoo hiran jirtay, agtiisa murtaaxa iyo maxabbada ku dareemi jirtay, iyo kii aad arragiisa necbayd, agtaada ka ahaa mid aad ku farxin agjoogiisu wayku siman yihiin! Naxariisihii, hadalki wanaagsanaa, hadyadihii aad jeclayd, ubaxyadii casaanka u badnaa, heesihii dhegaysigoodu ku beer qaadi jireen, iyo danayntii ibnu'aadamka waxbaa kuma dareentid! Waxkaste oo laguu huro waxay kula yihiin wax caadiya, waxba kulama waynadaan, waxba kama heshid, waxba kama raadisid raaxo iyo jacayl waxkaste waxay kula yihiin sidii dhisme dumay oo lagaa doorsaday dhisme cusub! Just waad nooshahay, jiidista naqaska ay sambabaadaadu ku noolyihiin ayaa ah kan ugu dareenka dhaw eed ku ogaanayso noolaanshahaaga. Nooloow intaad neefsanayso nabaadiinno dareemahaygii geeriyoodayoow, iga nasta majiri doonto dhibaato kale oo naftaydu idiin soo jiidi doonto markale! Macasalaama. September/26

About