@vi.b.ek: ekohoro Maya mero.. #coffee #latte #foryou

VI B Ek
VI B Ek
Open In TikTok:
Region: NP
Friday 18 September 2026 09:33:03 GMT
9100
391
9
5

Music

Download

Comments

happ1912396
Mohan@23 :
wow bro
2026-09-19 19:02:04
0
nirojt3
KARMA TMG :
Nice
2026-09-18 15:29:30
0
bad_vibes_not
𖣂aBy𖣂︎ :
wow
2026-09-18 17:23:26
0
happ1912396
Mohan@23 :
2026-09-19 19:01:50
0
cafe..imam
☕cafe. Imam ☕ :
New account follow back plizz seaport Korea diyan plizz 🥺😅🥰☕
2026-10-26 20:29:17
0
dikhalima.chamling
sany🦋👀🎼🎤 :
❤️❤️❤️
2026-09-18 17:47:59
0
santostmg_566
Santos😊 :
🥰🥰🥰🥰🥰
2026-09-18 13:12:58
0
mohammedlitonuddin5
❤️‍🩹★BARISTA LITON BD★❤️‍🩹 :
🥰🥰🥰
2026-09-18 10:48:54
0
rafi.sarkar31
Rafi Sarkar :
💝💝💝💝
2026-10-30 11:40:46
0
To see more videos from user @vi.b.ek, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

BISHAARO: WAXAAN BILOWNAY SAMAYNTA IYO DAABACAADDA GALKA SAABUUNTA! ​Hambalyo dhammaan xirfadleyda iyo wax-soosaarayaasha saabuunta qubeyska ee dalka! Xarunta Juuni Jawaan waxay si toos ah u bilowday adeegga qaabaynta iyo naqshadeynta galka saabuunta (Packaging), maantana waxaan si guul leh ugu shaqeynay macmiilkii ugu horreeyay! ​Eega bilicda iyo quruxda uu ku soo baxay galka ALORE Natural Soap ee maanta la diyaariyey! ​🎨 Maxaan kuugu samaynaynaa dalabkaaga? ​Haddii aad tahay qof gurigiisa ama xaruntiisa ku soo saara saabuunta qubeyska dabiiciga ah, hadda looma baahna inaad walwasho: ​Magacaaga & Loogadaada: Waxaan kuugu naqshadaynaynaa magaca ganacsigaaga iyo astaantaada gaarka ah. ​Nooca Dhirta: Waxaan galka dushiisa ku sawiraynaa nooca dhirta aad saabuunta ka samaysay (sida Aloe Vera, Neem, Tumeric ama Cucumber). ​Naqshadda Kalarka: Adiga ayaa dooranaya midabka (kalarka) aad rabto inuu ku soo baxo dalabkaaga. ​
BISHAARO: WAXAAN BILOWNAY SAMAYNTA IYO DAABACAADDA GALKA SAABUUNTA! ​Hambalyo dhammaan xirfadleyda iyo wax-soosaarayaasha saabuunta qubeyska ee dalka! Xarunta Juuni Jawaan waxay si toos ah u bilowday adeegga qaabaynta iyo naqshadeynta galka saabuunta (Packaging), maantana waxaan si guul leh ugu shaqeynay macmiilkii ugu horreeyay! ​Eega bilicda iyo quruxda uu ku soo baxay galka ALORE Natural Soap ee maanta la diyaariyey! ​🎨 Maxaan kuugu samaynaynaa dalabkaaga? ​Haddii aad tahay qof gurigiisa ama xaruntiisa ku soo saara saabuunta qubeyska dabiiciga ah, hadda looma baahna inaad walwasho: ​Magacaaga & Loogadaada: Waxaan kuugu naqshadaynaynaa magaca ganacsigaaga iyo astaantaada gaarka ah. ​Nooca Dhirta: Waxaan galka dushiisa ku sawiraynaa nooca dhirta aad saabuunta ka samaysay (sida Aloe Vera, Neem, Tumeric ama Cucumber). ​Naqshadda Kalarka: Adiga ayaa dooranaya midabka (kalarka) aad rabto inuu ku soo baxo dalabkaaga. ​"Qiimuhu waa mid aad u macquul ah oo qof kasta uu awoodo!" ​🚀 HA ISKA FADHIN — BILOW GANACSIGAAGA MAANTA! ​Ma jiro wax ka qurux badan in alaabtaada gacantaada ku sameysay ay suuqa gasho ayadoo baakadaysan oo u eg kuwii dibadda laga soo dhoofiyey. ​Sidoo kale xarunta waxaa weli ka furan diiwaangalinta Dufcadda 2-aad iyo koorsooyinka bilaashka ah: ​Cosmetics-ka & Saliidaha Timaha: (Barashada samaynta saabuunta, hair food-ka iyo saliidda halkan laga helayo galkooda). ​Cilaan Saarka (FREE Course) & Makeup: Barashada Buugga 2-aad ee naqshadaha ugu dambeeyay. ​Harqaanka & Fashion Designer: Barashada goynta iyo tolidda dharka. ​📍 Labada Xarumood: Bakaaraha & Ceelasha Biyaha (Waxaana u adeegnaa ardayda Online-ka). 📞 Si aad u dalbato galka saabuuntaada, naga soo waca: 0615 15 14 84 ama 0615 29 54 69. ​#JuuniJawaan #GalkaSaabuunta #AloreSoap #PackagingSomalia

About