@ardaagasnm: #Magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska ayaa maanta toorrey lagu dilay, Alle ha u naxariistee, Marxuum Cabdillaahi Fariid, oo ahaa Guddoomiyihii Jaaliyadda Somaliland ee magaaladaasi. Wararka hordhaca ah ee laga helayo dhacdadan ayaa sheegaya in qofka dilka geystay uu ka tirsanaa jaaliyadda Somaliland, isla markaana la sheegay inuu qabay xaalad caafimaad oo dhanka dhimirka ah. Si kastaba ha ahaatee, faahfaahin rasmi ah oo ku saabsan sababta dilka iyo duruufaha ku xeeran dhacdadan weli lama hayo. Geerida Marxuum Cabdillaahi Fariid ayaa murugo ku abuurtay bulshada reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Birmingham iyo guud ahaan dadka ay isku jaaliyadda ahaayeen. Alle ha u naxariisto Marxuum Cabdillaahi Fariid, samir iyo iimaanna Alle haka siiyo ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo dhammaan bulshada reer Somaliland ee uu ka baxay.##Sandon Media 24#

SANDON MEDIA 24
SANDON MEDIA 24
Open In TikTok:
Region: DE
Thursday 29 October 2026 04:34:29 GMT
170000
2994
182
2250

Music

Download

Comments

abdikadir.salaad
Abdikadir :
Ninka wu xanun sanaa
2026-10-29 06:59:05
12
opdi72
opdi✪ :
bari iyo galbeedku mxuu ahaa marka
2026-10-29 07:16:44
32
abdikaremjanaale
mahdi🦊 :
dalku xaguu ku dhacay ma uk mise burco maxaa burco keenay meesha
2026-10-29 08:05:44
3
fozia_qalanjo
Dhamays 👸 :
Inaalillaah wa inaa Ilayhi Raajicuun Allaah ha u Naxariisto Gudoomiye Abdilahi
2026-10-29 06:21:36
6
aadamsal1
7adaam 🦍 :
burco bari iyo galbeed makala lehe zhp wa hal mglee bulshada cadifada kala tagna inanka dhintayna ilahay haw naxaristo 🤲
2026-10-29 06:52:11
45
rahma.rouhi
Ruuxi🦊🖤 :
burco galbeed iyo bari makala lahee umada Somaliland kada qabyaalada ilahay hawnaxariisto wiilka🤲🤲
2026-10-29 08:04:51
15
farhan..somali
FARHAN OLADDID 🇸🇴🇩🇪 :
subxanalah 😳 allaha unaxarsto yaa rabi waa masiibo
2026-10-29 07:15:57
4
ugaasada208
UGAASAD🦁🤍🇵🇸 :
alle ha u naxariisto marxuunkaa
2026-10-29 05:56:54
16
umuliyana3
its Nimo :
😳😳😭😭😭 Alle haunaxaristo wlhi dadkan qurbaha joko Dharka weyska qaban moye wax fiyow iyo waxkale kalama ogan kartid
2026-10-29 07:00:56
2
khadija.nuuh
Samia Jama :
Waar video ga ka Saar
2026-10-29 06:40:06
13
ubaxluul5
💯🇸🇴✔ :
Bari iyo galbeedka burco maxaa waaye wll
2026-10-29 18:21:59
2
barwaaqohuseinn
barwaaqo online 🧤🛍🕶👓 :
burco maxaad karabtaa markaa
2026-10-29 18:16:06
3
theuknown123
mst.void :
Sababta loga qabanwaya cajiba hasbunallah wanicmal wakil ilahay ha unaxaristo 😭
2026-10-29 20:03:11
0
qalanbawi1
Qalanbawi :
الله يرحمه ويغفرله ويسكنه فسيح جناته يارب العالمين
2026-10-29 07:00:32
1
garawla
garawla :
burco waa halmagalo
2026-10-31 12:47:18
1
nagaadjano1
Nawal dagan :
Alle adeerky haw naxriisto cadwo baa hely🥺🥺
2026-10-30 04:35:15
3
arawelobosslady
Arawelo :
Walaalo it happened in Birmingham yesterday
2026-10-29 06:50:19
2
sagal.aragsan98
Sagal Aragsan :
ale ha unaxariito kasar video
2026-10-29 06:52:49
6
mrssaltpepper
DheemanTheBossLady 👑 🌹 :
Xasbunallah wa nicmal wakiil intay dubayeen maxa uga gaban wayeen Subxan Allah[Innocent]
2026-10-29 17:58:17
1
shakiibyarre
SHAKIIB MALOW :
Allah ha u naxariisto
2026-10-29 07:17:38
1
amina_zak4
Amina :
ilaahay hawnaxariisto waa wax aad looga noxo.
2026-10-29 06:01:53
3
ansal427
Rosie ❤️🌸 :
Ilaaaaahay how naxariisTo 😭😭😭
2026-10-29 04:41:10
3
dahabo675
.SHANKAROON. :
alle hawo naxaristo amiiiiin
2026-10-29 06:43:00
1
maryuumibintujamma
miss awaare 🐪🍵🎈 :
alla qalbigu kuxanuun ka saar plz
2026-10-29 07:15:33
1
xamda.qani49
xamda.qani49 :
allh how naxariisto
2026-10-29 07:05:17
1
To see more videos from user @ardaagasnm, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About