@cabudii99: Guushu macanaaaa💙💙💙🎖️💙💙💙🦅. Wadajirka baan wax ku nahay guul & gobonimo. Dhalshana mid baan nahay. We are somali🦅💙🦅

Life style homeless 👷‍♂️
Life style homeless 👷‍♂️
Open In TikTok:
Region: IE
Wednesday 04 November 2026 10:56:09 GMT
221047
19731
198
1377

Music

Download

Comments

saduragtahadansaxibno
nawaal ahmed :
marka ninkan muxu helay
2026-11-04 15:35:16
41
shankaroon1435
Hore u soco :
Maxay la ogayas 😳😳😁
2026-11-04 13:34:43
30
ilwaad856
Rahma :
Walle gabadhaaz meel bay ninkeeda Kala soo baxday ❤️
2026-11-04 15:32:52
61
kaafiyo.khaalid
0.0.0 🇵🇸 :
Marku guuleysto ninkaagi yaqaney Ho iyo haye ovvv Hamplyo Jaceylo ❤️🇸🇴🫶🏻
2026-11-04 15:18:17
422
yoonismaxameddhug
yoonis dhug dhugle :
horta soomalidu dadka ma sixraan meel walba ay tagaan way kasoo bxaane[Tears of joy]
2026-11-04 16:18:36
63
iamburaashe100
𝗕 𝗨 𝗥 𝗔 𝗔 𝗦 𝗛 𝗘 🧔🏿 :
wadnaha ku istaag hadaa icaayi weyso 😭🥀
2026-11-04 20:21:10
3
itzznajuu1
N :
Farxada bey la ooysay ninkaaga guushiisa ood inbadan sugeysay walee waad ooyneysaa Mashallah nin ay gabadh garab joogto waligii ma qasaarayo ilahey farxda haidn ziyaadiyo waan idinla farxay 🥰🥰❤️❤️
2026-11-04 14:54:05
142
itsmenawal2
143🥸🤍 :
Nin walpo heer gaaro Naag adag ba ka dambeso so happy for both of them
2026-11-04 17:08:01
16
fadxi.1
silent killer🧕 :
Marku ninkaga gulesto 🫀
2026-11-04 15:16:34
18
saammohamed01
zalman mohamett :
manshallah nin walbo guushiisa gabar baa ka dameeyso❤️🙏
2026-11-04 15:56:51
16
macoyo333
Gucyo🦅 :
Maxa helay
2026-11-04 12:26:23
7
ikhlaasmohamud855
Nature girl🍃 :
Qadan Qaranta America no joogta[Tears of joy]
2026-11-04 16:08:02
5
munaonline0
munaonline0 :
hambalyo seedi🥰
2026-11-04 15:46:55
10
user5667505005924
Sureya isac :
2026-11-04 21:07:39
1
milgo561
Milgo :
Soomaalidu wuxay u yaqaanaan in murugo bes lala ooyo farxad bay la oyday.well done guys congratulations 🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾
2026-11-04 14:45:53
24
liinasy4
Lujeen 🫧 :
Ehheehhehehehe
2026-11-04 17:46:44
0
abdirisaaq461
rize binu rayz77 :
gul [Red heart]
2026-11-04 17:06:08
1
_habibahassan
Habiba :
Manshallah
2026-11-04 20:56:19
1
nemoh.1
Нимко🧝🏼‍♀️🦇 :
nin walbo guul gadhay naagba guushiisa ka danbaysa maah maahdi ahayd ayay mar kale no xaqiijisay AYAAN KAABA❣️❣️❣️❣️
2026-11-04 17:13:29
8
maymamaxamed0
maymamaxamed0 :
2026-11-04 19:55:40
1
saida.ahmed608
S H Ahmed :
2026-11-04 18:58:04
1
nasra2924
Nalka nurka :
MashaAllah ❤️
2026-11-04 20:52:54
1
f1245www.tiktok.com
F🫅🏼💋 :
Hambalyo seedi
2026-11-04 17:03:39
4
abdiaziz1996
𝐇𝐀𝐉𝐉𝐈 𝐀𝐁𝐃𝐈𝐀𝐙𝐈𝐙 💙 :
farxad bay la oyday dhowr jeer baan farxad la ooyey
2026-11-04 20:23:53
3
salma123_20
salma🙈 :
2026-11-04 21:13:44
1
To see more videos from user @cabudii99, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About