@m.kaariye: Abaalkiinna Janno Alle ha idinka yeelo, walaalayaalow. Alle ayaa idinka dhigay sababta maanta farxaddan ay mar kale u soo laabatay. Weligey ma illoobi doono wanaaggiinna, garab istaaggiinna iyo dadaalkii aad bixiseen si faraddan dib loogu soo celiyo. Wallahi, haddii aan cimri helo, qalbigayga waad ku jiri doontaan, wanaaggiinnana ma illaawi doono inta aan noolahay. Abaalkiinna Alle ha idinka abaalmariyo, adduun iyo aakhirana kheyr ha idinku siiyo. #otherside #kaariye #somalitiktok12 #kaariye #somalichallenge

Kaariye✪
Kaariye✪
Open In TikTok:
Region: SO
Thursday 05 November 2026 17:20:10 GMT
171681
48792
1311
2744

Music

Download

Comments

kii_kaa_weynaa
𝗛𝗔𝗡𝗞 𝗠𝗔𝗦𝗖𝗨𝘁𝘁𝘁🇵🇼 :
Waa Qoloma Horta 🥰
2026-11-05 17:26:25
13
kifaaxdarajo5
dagan darajo🥰 :
ilhow anigana xajigeyga xabsiga iga sobixi somaliyey igu duceya ilmheyga abahood xabsi ayu kujira 🥺
2026-11-05 22:49:18
13
mrr_batman
¹ᗷA͜͡T M͜͡ᗩᑎ •🇧🇮 :
Armey noqotaa last time aad soqorto scw..😭❤️
2026-11-05 17:58:06
429
footballgoosgoos05
Football Goos Goos⚽️ :
sida dadka igu farxiso ilaahey ha kaa farxiyo
2026-11-05 17:47:07
136
atleast343
لا تحزن ان الله معنا ☝️ :
wll kaariye ajar Allah kaaga siiyo 🥲🥲
2026-11-05 17:34:32
71
user5959751163751
👽 :
alow barake m a[Red heart]
2026-11-06 05:27:41
1
maxamed.aamin956
Mohamed🥷 :
m.a wa Gawar Qurxon ilahey Hano desto Gabdhehena Wax walipo wuka helay ❤️
2026-11-06 03:11:30
16
famous1235thandikayo
Saayo/Faarax@Ciisho🤪🤘💁‍♂️😭 :
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️🥰🥰
2026-11-06 07:18:52
3
deeqaaaayyy1
theqsan💝🫶🏻 :
kaariye Abaalkaka janoh💕
2026-11-05 17:26:11
22
cabdi.85
Abdi☆🥏 :
exteydii ila radiya
2026-11-05 17:22:27
5
hasan.cade4
Hasan Cade :
mahadsanid
2026-11-05 17:44:45
13
user552792339979
mohaan yare :
Masha allha walka guleso sxb
2026-11-06 06:20:52
0
playboi1770
Garbich Rabbi📚 :
aankuwada salino nabigeena muxamed scw ❤️
2026-11-06 03:15:27
15
_dejavu00
hodan :
Alxmdulillah Alxmdulillah Alxmdulillah
2026-11-06 05:30:01
3
saciidcabdulahixa4
saciid cabdulaahi xasan :
kariye ilaahey haku barakeyyo maskin caawiye noolow😳😳
2026-11-05 18:56:06
5
_hazaleeyyy1
hazaleeyyy :
MnshAllah kaariye sida lamanaha qurux badan alle kasogow aad dib isku midowsiya ajar io xasanad alle haka siiyo wad ka firixaday Alle sida uga farxida haka farxiyow guulesta adinkana lamanaha qurxda badan 🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️
2026-11-05 17:28:45
12
raxmoruun033
🇸🇴🇸🇴🇸🇴 :
adiga iyo taagsade sida oga farxisen allah idinka farxiyo aamiin
2026-11-05 17:27:06
8
aflow.abdi
عرفات عبدناصر :
abalkaga ilhy baa og والله اعلم بصواب🥰🥰🥰
2026-11-05 17:55:28
6
saadaqduraanadan7
Saadaq Duraan :
masha allah guleyso kaariye🥰🥰
2026-11-05 18:36:26
4
luli.mohammed.maha
LULI MOHAMMED MAHAT :
amiin amiin amiin amiin amiin amiin
2026-11-06 07:29:19
1
binyamiinahmed8
Binyamiin Ahmed :
kaariyewhi waxaa thy haldoor m.a
2026-11-05 18:55:25
3
ayaaniishagabarmuqdisho
🇸🇴🇿🇦🇩🇪Umu Sidra ud zuber :
mashallah marki la dhahaya gabdhaha waa naxariis mashallah
2026-11-06 07:47:44
1
jannooyyyyyyyyy
Jannah❤ :
Alla dumarka naxariis bdanaa si kastoo lagu dafiro Marnaba kuma cidleyso qofka dumaRka ah😭
2026-11-05 18:00:08
2
inahussein953
inahussein :
mashaallah
2026-11-05 17:48:19
2
To see more videos from user @m.kaariye, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About