@doyinslibrary: Halloween at the library 🦉🔱#percyjackson #annabethchase #halloweencostume #librarytiktok @Percy Jackson @Leahsava’jeffries 🎃

Doyin 📖✍🏾
Doyin 📖✍🏾
Open In TikTok:
Region: US
Saturday 31 October 2026 15:15:42 GMT
1618
302
6
4

Music

Download

Comments

readingismytherapy_13
readingismytherapy_1345 :
I love it girlllll
2026-10-31 23:33:25
1
am.orr
Jada 🍞 :
i love this costume and the transitions were so smooth
2026-10-31 16:28:31
4
marcus.ade
Marcus :
🤌🏾🤌🏾🤌🏾 love it
2026-10-31 17:36:27
1
To see more videos from user @doyinslibrary, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Dafcad 3-aad, mid kamid ah 4-tii Dafcadood ee dhidibada loogu taagay Ciidamada Qalabka Sidda, Dafcadani oo ka koobneyd Afar iyo Tobban Layli Saraakiil oo ku guuleystay in ay kaalmaha hore ka galaan tartan Bilooyin socday oo Aqoon, Jimicsi iyo Caafimaad isugu jiray oo uu Maamulkii Xoriyad Gaarsiinta ee Guumeystihii Taliyaaniga u qabtay Boqolaal Dhalinyaro Soomaali ah oo laga soo xulay Ciidankii Booliska ee Xiligaasi jiray ayaa Gu'gii 1954-tii Horaantiisi Barashada Aqoonta Militiriga loogu diray Kulliyadda Tababarada Saraakiisha ''Cesano
Dafcad 3-aad, mid kamid ah 4-tii Dafcadood ee dhidibada loogu taagay Ciidamada Qalabka Sidda, Dafcadani oo ka koobneyd Afar iyo Tobban Layli Saraakiil oo ku guuleystay in ay kaalmaha hore ka galaan tartan Bilooyin socday oo Aqoon, Jimicsi iyo Caafimaad isugu jiray oo uu Maamulkii Xoriyad Gaarsiinta ee Guumeystihii Taliyaaniga u qabtay Boqolaal Dhalinyaro Soomaali ah oo laga soo xulay Ciidankii Booliska ee Xiligaasi jiray ayaa Gu'gii 1954-tii Horaantiisi Barashada Aqoonta Militiriga loogu diray Kulliyadda Tababarada Saraakiisha ''Cesano" ee Magaaladda Rooma ee Caasimadda Dalka Taliyaaniga. Dafcadani waxaa ka Horreeyay Laba Dafcadood oo Gu'yaalkii 1952-dii iyo 1953-dii Tabbabar loogu diray Dalka Taliyaaniga, Waxaana ka dambeysay Dafcad Afaraad oo 1956-dii la diray, taasi oo noqotay tii ugu dambeysay ee uu Maamulkii Guumeystuhu Dalka Dibaddiisa ugu diro Tabbabar Militiri maadaama uu sheegay in uu joojiyay dhismihii Ciidankii Militiriga ahaa ee uu soo waday ilaa iyo 1950-kii isagoo u sababeeyay in uu Dhaqaale u waayay. Dib ugu soo noqoshadii Dalka ee Dafcadani Dabayaaqadii 1956-dii, Waxaa ay la kulmeen Dhismihii Ciidankii Militiriga ahaa oo joogsaday, Labadii Dafcadood ee ka horeysay ee Tabbabarka Militiri qabay na Boolis loo rogay. Muddo ku siman Afar Gu' kaddib, 12-kii Bishii Abriil 1960-kii markii ugu horreeysay Sooyaalka Dalka iyo Daddka Soomaaliyeed, Waxaa ay yeesheen Ciidan Militiri ah oo Xor ka ah Guumeystayaashii Reer Yurub ee Dhulka Soomaalida isaga kala dambeeyay, Ciidankaasi waxaa lagu aas'aasay Kow iyo Labaatan Sarkaal oo kamid ahaa Afartii Dafcadood ee uu Maamulkii Xoriyad Gaarsiinta ee Guumeystihii Taliyaaniga kusoo Tabbabaray Dalkiisa. 14-kii Layli Sarkaal ee Dafcadii 3-aad ay ka koobneyd ayaa kala ahaa: [1] Sareeye Guud Maxamed Cali Maxamed Samatar. [2] Sareeye Gaas Cabdalla Maxamed Faadil Maxamed. [3] Sareeye Guuto Salaad Gabeyre Kadiye Dhiblaawe. [4] Sareeye Guuto Maxamed Faarax Xassan Cilmi (Caydiid). [5] Sareeye Guuto Maxamed Cali Maxamed Sharmaan. [6] Sareeye Guuto Nuur Cadoow Cali Guulleed. [7] Sareeye Guuto Abuukar Xassan Weheliye Maxamuud (Suulaleey). [8] Sareeye Guuto Abuukar Gacal Muudeey Maxamed. [9] Sareeye Guuto Maxamed Jaamac Xarbi Maxamuud. [10] Gaashaanle Sare Ibraahim Rooble Warfaa Abtidoon (Doonyaale). [11] Gaashaanle Sare Cilmi Nuur Tarambi Xirsi (Tareey). [12] Gaashaanle Sare Xassan Maxamuud Sabriye Faarax (Gaamuur). [13] Gaashaanle Sare Maxamed Nuur Maxamed Cismaan (Baarqab). [14] Gaashaanle Dhexe Cabdullaahi Yuusuf Axmed Xassan (Yeey). XIGASHO: CABDALE GOLCAD@Cabdullaahi Golcad 🇸🇴🙏

About